Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dunidu u qaybsantahay qolo nafaqo darro dillootay iyo qolo...

Helsinki 13.7.2020- QM ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in sannadkan sagaalkii qofood ee dunida ku nool uu hal qof gaajo la ildaranyahay. Abaaro,...

Hay’adda nololwanaagga iyo caafimaadka dalkan Finland (THL) ayaa ka hadashay dad laga helay xanuunka...

Espoo 12.7.2020- Sida ay sheegtay Hay’adda nololwanaagga iyo caafimaadka dalkan Finland (THL) waxaa maanta dalka Finland laga helay saddex qofood oo kaliya, kuwaas oo...

Xaflad lagu daahfuray Kiliinig casri ah oo lagu magacaabo FinnMedPro ayaa ka dhacday magaalada...

Waxaa magaalada Helsinki, gaar ahaan xaafadda Kannelmäki maanta oo ku beegan 11.7.2020 laga furay cisbitaal yare ama kiliinig gaar loo leeyahay oo bixinaysa daryeelka...

Reer Helsinki oo aad isaga baaraya Koronaha- tiradii ugu badnayd oo todobaadi hore fayruska...

Helsinki 10.7.2020 War ka soo baxay magaalada Helsinki ayaa lagu sheegay in dadka magaalada deggan ay si weyn u tagaan baaritaanka Korona. Todobaadkii la soo...

Finland oo laga soo saaray hab cusub oo lagu daaweeynayo dadka uu wadnuhu istaago

Turku 10.7.2020- Cilmi-baaris daawo oo lagu sameeyay isbitaalka dhexe ee jaamacadda Turku ayaa waxaa ka soo baxay nidaam cusub oo lagu daweynayo dadka uu...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 1.7.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7236. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...

Xaaladda guud ee safmarka fayruska Korona  ee Finland ayaa hadda ah mid deggan

Espoo 27.6.2020- THL, Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland ayaa shaaca ka qaadday in xaaladda Korona ee dalka Finland ay hadda tahay mid deggan, inkastoo...

Ahdistavatko korona ja keuhkosairaudet tai etsitkö vastauksia koronaa koskeviin kysymyksiin?

Älä jää huolesi kanssa yksin, Keuhkohuoli-linja on auki sinua varten Ma - pe klo 13-17 suomenkielinen, palvelunumero 0800- 390310 Tiistai klo 14-16 somalinkielinen, palvelunumero 0800-...

Miyaad ka fekertaa Koronaa? Ma u baahantahay talo?

Helsinki 25.6.2020- Welwelku yuusan kaligaa kugu ekaan ee soo wac: Talaada kasta, saacadda u dhexeysa 14-16 Khadka telefoonka (0800- 390311) ee xanuunada ku dhaca...

Dowladda Finland oo 3 Milyan oo EURO oo dheeri ah ugu deeqday Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland ayaa sheegtay inay kordhisay taageerada dhaqaale oo ay siineyso Soomaaliya, iyadoo ugu deeqday 3 milyan oo Euro oo dheeri ah,...