Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe oo khadka telefoonka kula hadalay Guddoomiyaha Baarlamaanka...

War rasmi ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) islamarkaasna lagu daabacay barta Facebook ee...

Lacagta lagu ganaaxo dadka tikid la’aan raaca gaadiidka dadweynaha ee Soonaha Helsinki oo la...

Shir ay isugu yimaadeen maamulka Gaadiidka dadweynaha ee soonaha Helsinki Talaadadii la soo dhaafay ee ku beegnayd 4.10.2022 ayaa waxaa lagu go’aamiyay, in lacagta...

Xukuumadda Finland oo mamnuucaysaa safarada dalxiiska ah ee ay muwaadiniinta Ruushka ah ku imaanayaan...

Waxaa gebi ahaanba istaagay dalxiiskii ay dadka Ruushka ah ku imaan jireen Finland, kaddib markii ay xukuumadda Finland soo saartay go’aan safaradaas lagu mamnuucayo....

Xukuumadda Finland oo qalqal siyaasadeed wajahaysa: Hindise-sharciyeedka daryeelka caafimaadka ee baarlamaanka horyaal oo xukuumadda...

Xukuumadda isbahaysiga ah ee Finland ayaa wajahaysa xasarad-siyaasadeed sababi karta sida ay khubarada siyaasaddu sheegayaan, in xukuumaddu dhacdo. Xasaradda siyaasadeed ee haatan ka dhex jirta...

Dal kale oo ku soo biiraya dalalka ku bahoobay isticmaalka lacagta Yuurada (Euro)

Lacagta Yuurada ah oo ay haatan isticmaalaan 19 dal ayaa waxaa billowga sannadka 2023 ku soo biiraya dalka Koroweeshiya (Croatia). Tirada dalalka isticmaala lacagta Yuurada...

YK ja Somalian hallitus: Turvattomuus ja pitkittynyt kuivuus uhkaavat Somaliaa nälänhädällä

Kansainvälisen siirtolaisuusjärjestö IOM:n äskettäin julkaiseman ennusteen mukaan jopa lähes 1,5 miljoonaa somalialaista saattaa joutua siirtymään kotiseudultaan seuraavan kuuden kuukauden aikana. Nälänhädän riski on suurempi...

Faadumo Cali (Fadumo Ali) oo loo aqoonsaday ganacsadaha sannadka ee magaalada Espoo, Finland

Espoo- Aqoonsashada iyo abaalmarinta ganacsadaha sannadka oo sannad kasta lagu qabto magaalada Espoo ee dalka Finland ayaa waxaa sannadkan ku guuleysatay Faadumo Cali oo...

Ma ogtahay in la joojiyay sharcigii qasabka ka dhigay in xilliga barafka wakhti cayiman...

Kaddib markii uu sannadkii hore ee 2020 dhaqangalay isbeddel lagu sameeyay sharcigii xeerinayay xilliga kama dambaysta ah ee ay tahay in baabuurta lagu xiro...

Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow ee la geliyo dadka iyo shirkadaha qaanta lagu yeesho...

Dowladda Finland oo ku talojirta in ay gaabiso wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow ee la geliyo dadka iyo shirkadaha qaanta lagu yeesho. War ka soo...

Maqaayadaha oo lix todobaad kaddib miisaska u dhigaya macaamiisha- maanta ayaa maqaayadaha dib loo...

Helsinki-19.4.02021- Laga billaabo maanta oo ku beegan 19.4.2021 waxaa dib loo furayaa maqaayadaha cuntada ee dalka Finland ka gadaal markii ay muddo lix todobaad...