Maqaayadaha oo xayiraado kale laga qaadayo

Helsinki 19.6.2020- Xukuumadda Finland ayaa 17.6.2020 sheegtay in maqaayaduhu ay furnaan doonaa laga billaabo Isniinta ku beeggan 22.6.2020 illaa iyo 2:da saqda dhexe, laakiin...