Duqa magaalada Helsinki oo maanta xarunta magaalada kula shiray qaar ka mid ah imaamyada...

Arbaca 25.11.2020 Duqa magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa maanta xarunta magaalada Helsinki shir kula yeeshy qaar ka mid ah imaamyada iyo wakiillada masaajidda Helsinki....

Finland waxaa laga helay 363 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 4...

Arbaca 25.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 363 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Duqa magaalada Helsinki oo sheegay in xadaymihii lagu soo rogay caasimada iyo hareeraheeda la...

Talaada 24.11.2020.  Duqa magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay ku sheegay arrimaha la xiriira xadeymaha cusub ee lagu soo...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 353 qof oo cusub oo qaba feyruska korona   Talaada 24.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 297 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 9 xaaladood oo dhimasho ah  Isniin 23.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 423 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo hal qof oo u dhintay feyruska awgiis  Axad 22.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 469 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo hal qof oo u dhintay feyruska awgiis  Sabti 21.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo...

Xadaymo cusub oo lagu soo rogay gobolkan Uusimaa ee caasimadda iyo hareeraheeda

Jimce 20.11.2020.  Maalmihii la soo dhaafay waxaa gobolkan Uusimaa laga helay tiro badan oo feyruska korona ah. Sababtaas awgeed ayaa maanta magaalooyinka Helsinki, Espoo...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 461 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo hal qof oo u dhintay feyruska awgiis  Jimce 20.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 350 qof oo cusub oo qaba feyruska korona Khamiis 19.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in...