Maxamed Axmed Bashiir oo ka warbixiyay Mashruuca Shabakadda Dhallinyarada (NUVE)

HELSINKI - Maxamed Axmed Bashiir ayaa Warbaahinta Soomaalida Finland (SSM) uga warbixiyay Mashruuca Shabakadda Dhallinyarada (NUVE) ee Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland (Suomen somalialaisten...

Midowga Yurub oo weli ku muransan dalalka ay dadkoodu u soo safri karaan Yurub...

Vantaa 28.6.2020- Safiirada Midowga Yurub oo saaray liis ay ku qoran yihiin 14 dal oo loo arko in ay ammaan yihiin marka laga eego...

Sannadka soo socda oo Canshuurta lagu kordhinayo dadka uu dakhligoodu yaryahay

Vantaa 27.6.2020- Warbaahinta Uutissuomalainen ayaa sheegaysa, in ay heshay warar sheegaya in canshuurta laga qaado dadka uu dakhligoodu yaryahay la kordhinayo. Kordhinta canshuurta ayaa sabab...

Xaaladda guud ee safmarka fayruska Korona  ee Finland ayaa hadda ah mid deggan

Espoo 27.6.2020- THL, Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland ayaa shaaca ka qaadday in xaaladda Korona ee dalka Finland ay hadda tahay mid deggan, inkastoo...

Haweeneydii ugu horreysay adduunka ee ilmaggaleen lagu talaalay oo cunug dhashay

Helsinki 27.6.2020- Haweeney 23 sano jir ah oo lagu magacaabo Sert una dhalatay dalka Turkiga ayaa wiil caafimaad qaba ku dhashay dalkaas kaddib markii...

Miyaad ka fekertaa Koronaa? Ma u baahantahay talo?

Helsinki 25.6.2020- Welwelku yuusan kaligaa kugu ekaan ee soo wac: Talaada kasta, saacadda u dhexeysa 14-16 Khadka telefoonka (0800- 390311) ee xanuunada ku dhaca...

Dowladda Finland oo 3 Milyan oo EURO oo dheeri ah ugu deeqday Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland ayaa sheegtay inay kordhisay taageerada dhaqaale oo ay siineyso Soomaaliya, iyadoo ugu deeqday 3 milyan oo Euro oo dheeri ah,...

Booliska Gobolka Häme oo sheegay in shilalka mootooyinku ay deegaankaas ku soo bateen

Hämeenlinna 24.6.2020- Aagga uu boolikska Häme qaabilsanyahay ayaa waxaa ka dhacay muddooyinkii ugu dambeeyay shilal mootooyin oo qaarkood ay aad u darnaayeen. Booliska ayaa wuxuu...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 24.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7167. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...

24 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.

24 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 25 > Somaliland: 17 > Benadir: 7 > South West: 1 > Male: 19 > Female: 6 >...