Barnaamijka Arrimaha Bulshada: Ka wacyigelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona

Toddobaadkan barnaamijkeena Arimaha Bulshada waxaanu ku soo qaadaneynaa ka wacyi-gelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona.  Barnaamijkan oo uu soo jeedinayo Abdirisak Sugulle...

Qaadista saamiga feyruska korona oo soo daahis ba’an ay ka jirto

Qaadista saamiga feyruska korona, baaristiisa iyo soo sheegista natiijada ayaa waxaa ka jirta soo daahis aad u weyn dhanka waaxda caafimaadka ee Helsinki iyo...

Wararkii Feyruska korona iyo caalamka intiisa kela

Jarmalka oo tirada dadka laga helaayo feyruska korona ay sii kordheyso.  Dalka Jarmalka waxa afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay laga helay feyruska...

Wararkii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo Finland

28 qof oo hor leh ayaa feyruska laga helay dalkan Finland Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga ee THL waxaa maanta la xaqiijiyay 28...

Ablikeeshinka sida aadka ah loo sugaayay ee raadraaca feyruska korona, kaasoo loo bixiyay magaca...

Ablikeeshinka sida aadka ah loo sugaayay ee raadraaca feyruska korona, kaasoo loo bixiyay magaca ah ”Koronavilkku”oo soo baxaya Isiinta 31.8.  Ablikeeshin (sovellus) cusub oo loogu...

Mudaaharaadyo iyo dagaallo ka dhacay Magaalada Malmo ee Sweden, kadib markii niman xagjir ah...

Booliska dalka Sweden ayaa sheegay in rabshado gacan kahadal isu beddelay ay maalinkii Jimcaha ka dhaceen magaalada Malmo ee koonfurta dalka Sweden, kaddib markii...

Mudaaharaadyada looga soo horjedo cunsuriyadda ee dalka Maraykanka ee ka socda qaar ka...

Waxaa wali socda mudaaharaadyada ka socda magaalada Kenosha gobolka Wisconsin ee dalka Maraykanka, iyadoo mudaaharaadyadaasi ay galeen maalinkii lixaad. Waxaana dadka mudahaaradka wada ay...

Wararkii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo Finland

Sida ay sheegtay haya’dda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa feyruska korona laga helay 7 qof. Tirada guud ee laga helay feyruska korona ayaa gaareysa...

Wararkii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo caalamka intiisa kale

Jarmalka oo boolisku ay kala direen mudahaarad ballaaran oo looga soo horjeeday xayiraadaha dawladda ee feyruska korona iyo qaabka ay ula tacaaleyso feyruska. Booliska magaalada...

Finland kama jirto wax dhimasho cusub oo feyruska korona ah

Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ma jirto wax dhimasho ah uu sababay feyruska korona oo maalmahaan ka dhacday dalka Finland. Tirada...