Tareennada ka shaqeeya gudaha magaalooyinka oo Khamiista iyo Jimacha gabi ahaanba istaagi doona.

Khamiis 18.3 2021.  Tareennada ka shaqeeya gudaha magaalooyinka ayaa gabi ahaanba istaagi doona inta u dhexeysa 18-19.03.2021 oo ah Khamiista iyo Jimcaha, kaddib markii...

Finland waxaa laga helay maanta 842 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 3 xaaladood...

Arbaco 17.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 842 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban

706 qof oo feyruska korona qaba iyo 3 dhimasho cusub ah(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaca 17.03, saacadda 13.50) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 684...

Finland waxaa laga helay maanta 517 xaaladood oo feyruska korona ah iyo hal xaalad...

Talaada 16.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 517 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (465 xaaladood oo feyruska ah iyo 14 dhimasho...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 15.03, saacadda 13.50) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 596 500 (+ 23 700) Tirada laga helay feyruska 67 344 (+ 2019) ·      ...

Finland waxaa laga helay maanta 465 xaaladood oo feyruska korona iyo 14 xaaladood oo...

Finland waxaa laga helay maanta 465 xaaladood oo feyruska korona iyo 14 xaaladood oo dhimasho hor leh ah Isniin15.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa...

Wasiirka caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Korona iyo Soomaaliya

Axad 14.03.2021. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 24-kii saac  ee la soo dhaafay feyruska korona laga helay 244 qof, halka 18 qofna...

Nidaamka tallaalka kahortagga feyruska korona ee Finland oo laga yaabo in isbeddel lagu sameeyo,...

Xaaladda faafista feyruska korona ee caasimadda iyo hareeraheeda ayaa intii muddo ahba kor u sii kacaysay, iyadoo maalibna maalinta ka dambaysa ay tirada dadka...

Xaladdii ugu dambaysay ee Korona iyo Somaaliya

Sabti 13.03.2021. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in feyruska korona laga helay 126 qof  afartan iyo sideedii saac ee la soo dhaafay,...

Finland waxaa laga helay maanta 691 xaaladood oo feyruska korona ah

Sabti 13.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 691 qof oo hor leh dalkaan Finland....