Abdirahim Hussein ”Husu” oo loo doortay Agaasimaha Fulinta dalladda Moniheli

Helsinki 11.6.2020 Moniheli oo sannadkan 10 sano jirsatay ayaa waxay Husu u doortay in uu noqdo Agaasimaha Fulinta Dalladdaa Moniheli. Mas’uuliyadda maamulka Moniheli ayaa...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland

(Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi) Helsinki 10.6.2020, 18.44 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda...

COVID19 Update from Somalia 10.6.

10 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 36 > Somaliland: 13 > South West: 10 > Jubbaland: 8 > Benadir: 4 > Galmudug: 1 >...

COVID19 Update from Somalia

09 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. New cases confirmed today: 48 Benadir: 19 Somaliland: 17 Puntland: 8 Galmudug: 2 Hirshabelle: 2 Male: 34 Female: 14 Recovery: 19 Death: 1
------------------------------------ Total confirmed cases: 2,416
Total...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto ayaa sheegay in xukuumaddu ay go’aan ka gaarasyo...

Helsinki- 9.6.2020 Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto ayaa sheegay in xukuumaddu ay go’aan ka gaarasyo Khamiista, Kooxda safar ee ay Finland ku biirayso. Xukuumaddu...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland

(Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi) 9.6.2020, 19.44 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud ee kiisaska fayruska...

Coronavirus – Somalia: Update on COVID-19 in Somalia (8th June 2020)

08.6.2020: Update on COVID19 New cases confirmed today: 34 Somaliland: 19 Galmudug: 15 Male: 24 Female: 10 Recovery: 29 Death: 1 Total confirmed cases:...

Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland 8.6.2020, 18.36 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud...

Xisbiga Dhexe (Keskusta) ee Finland oo soo xushay qofka beddelaya Katri Kulmuni

Helsinki 8.6.2020 Finland waxay Talaadaa ku beeggan 9.6.2020 yeelanaysaa wasiir maaliyadeed cusub, kadib markii uu xisbiga Dhexe go’aansaday in uu xilkaas u soo xusho...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland

(Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi) 7.6.2020, 17.56 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud ee kiisaska fayruska...