Finland waxaa laga helay 360 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Axad 13.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 366 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

Finland waxaa laga helay maanta 325 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Sabti 9.10.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 325 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Cilmi-baaris: Tallaalka hargabka ma la isaga difaaci karaa Koronaha?

Helsinki 31.10.2020- Waxaa la soo saaray warbixin ka hadlaysa cilmi-baaris ay sameeyeen khuburo u dhalatay dalka Holland, warbixintan oo ka hadlaysa suurtagalnimada in tallaalka...

Shirkadda HOIWA OY oo ay aasaastay Gabar asalkeedu Soomaali yahay oo ku guuleysatay abaalmarin...

Hoiwa Oy oo ah shirkad ay aasaastay qiyaastii labo sano iyo bar kahor Faduma Ali oo ah Gabar Soomaaliya ka soo jeedda ayaa muddo...

Wararka caalmka ee Feyruska korona iyo maanta

Finland waxaa laga helay 36 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Sabti 5.9.2020 laga...

Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Jimce 22.1, saacadda 16.40)   Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 699 800 (+ 9500) Tirada laga helay feyruska 41 915 (+ 350) Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     ...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 350 qof oo cusub oo qaba feyruska korona Khamiis 19.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in...

Finland waxaa laga helay maanta 704 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 3 xaaladood...

Jimce 05.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 704 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Caasimadda iyo hareeraheeda oo loo soo jeediyay in xafladaha aanay 10 qof kabadan isugu...

Jimce 13.11.2020. Kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee Helsinki iyo Uusimaa ayaa maanta soo jeediyay talooyin cusub oo looga hortagaayo faafista feyruska korona. Waxaa ay...

Finland waxaa laga helay maanta 797 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 xaaladood...

Arbaco 03.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 797 qof oo hor leh dalkaan Finland....