Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimce 05.02, saacadda 16.00)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 2 903 700 (+ 11 800)
Tirada laga helay feyruska 46 894 (+ 401)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        83 (-4)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         21 (+3)
Qaybta gargaarka degdegga ah        20 (-3)
Tirada dhimashada        692 (+4)
Feyruska nooca cusub 211 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 194 xaaladood ah, iyo 17 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 164 501 qof (5.2)