Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 93 xaaladood oo feyruska ah iyo 7 xaaladood oo dhimasho cusub ah.

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 24.05 saacadda 13.40

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 882 800 (+ 30 900)
Tirada laga helay feyruska 91 619 (+ 462)

·       Sabti 22.05 waxaa laga helay 248 qof

·       Axad 23.05 waxaa laga helay 121 qof

·       Isniin 24.05 waxaa laga helay  93 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       66 (-10)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        30 (-2)
Qaybta gargaarka degdegga ah      22 (-6)
Tirada dhimashada      939 (+7)
Feyruska nooca cusub Tirada guud                     5 946

Nooca Ingiriiska.             4 024

Nooca Koonfur Afrika.   1 020

Nooca Baraaziil.               2

Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii  2 281 781 oo qof (24.05).

Xigasho:THL