Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 154 xaaladood oo feyruska ah iyo 1 xaalad oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 14.05, saacadda 13.40

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 720 400 (+ 20 600)
Tirada laga helay feyruska 89 686 (+ 416)

Khamiis 13.5 waxaa laga helay 262 qof

Jimco 14.5 waxaa laga helay 154 qof

Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 64 (-2)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 30 (+6)
Qaybta gargaarka degdegga ah   28 (+4)
Tirada dhimashada   931 (+1)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     6 424

Nooca Ingiriiska.             5 265

Nooca Koonfur Afrika.   1 132

Nooca Baraaziil.                       2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2 031 941 oo qof (14.05).

Xigasho: THL