City of Helsinki organized an open public gathering for the Somali parents to address...

Helsinki 11.7.2020- An open public event organized by city of Helsinki, especially its youth department for the Somali youth and parents was held on...

Madal furan oo looga hadlayay xaaladda dhallinyarada Bariga Helsinki oo Suuqa PUHOS lagu qabtay...

Helsinki 10.7.2020- Madashan oo ay soo qabanqaabisay magaalada Helsinki gaar ahaan waaxda qaabilsan hawlaha dhallinyarada ayaa waxaa furay madaxa sare ee adeegyada dhallinyarada ee...

Reer Helsinki oo aad isaga baaraya Koronaha- tiradii ugu badnayd oo todobaadi hore fayruska...

Helsinki 10.7.2020 War ka soo baxay magaalada Helsinki ayaa lagu sheegay in dadka magaalada deggan ay si weyn u tagaan baaritaanka Korona. Todobaadkii la soo...

Finland oo laga soo saaray hab cusub oo lagu daaweeynayo dadka uu wadnuhu istaago

Turku 10.7.2020- Cilmi-baaris daawo oo lagu sameeyay isbitaalka dhexe ee jaamacadda Turku ayaa waxaa ka soo baxay nidaam cusub oo lagu daweynayo dadka uu...

Bah-wadaagta lacagta Yuurada oo Guddoomiye cusub u doortay Paschal Donohoe, wasiirka maaliyada Ireland

Helsinki 9.7.2020- Dawlahada isticmaala Lacagta Yuuro  (EURO) ayaa waxay shirkooda maanta dhacay ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo wasiirka maaliyadda Ireland Paschal Donohoe. Xilkan...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 4.7.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7248. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...

Ma doonaysaa in aad ogaato tirada dadka afkooda hooyo aanu ku jirin afafka dalkan...

Wargeyska Helsingin sanomat ayaa wuxuu maanta daabacay qariidad jaantus ah oo lagu xardhay  midabo kala duwan. Midabadan ayaa kala metelaya dadka Helsinki deggan ee afkooda...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 1.7.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7236. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...

Maxamed Axmed Bashiir oo ka warbixiyay Mashruuca Shabakadda Dhallinyarada (NUVE)

HELSINKI - Maxamed Axmed Bashiir ayaa Warbaahinta Soomaalida Finland (SSM) uga warbixiyay Mashruuca Shabakadda Dhallinyarada (NUVE) ee Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland (Suomen somalialaisten...

Sannadka soo socda oo Canshuurta lagu kordhinayo dadka uu dakhligoodu yaryahay

Vantaa 27.6.2020- Warbaahinta Uutissuomalainen ayaa sheegaysa, in ay heshay warar sheegaya in canshuurta laga qaado dadka uu dakhligoodu yaryahay la kordhinayo. Kordhinta canshuurta ayaa sabab...