Adeegyada bangiga Nordea iyo OP ee dhinaca Online-ka oo muddo kooban hakad geli...

Bangiyada Nordea iyo OP ayaa macaamiishooda uga digay in ay adeegyada Bangiyada ee dhinaca Online-ka ah hakad geli doono muddo kooban sababo la xiriira...

Wararka Finland ee Koronaha iyo maanta

Finland waxaa laga helay 25 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimce 4.9.2020 laga...

Ablikeeshinka koronavillku oo la geliyay faafistii ugu horreysay ee feyruska korona

Waxaa dhici karta in ablikeshinka koronavilkku uu waqti dhow baaq digniin ah kuu sameeyo ama ay kuugu soo dhacdo farriinta ka digeysa u nuglaanta...

Wararka Korona iyo maanta

Finland waxaa laga helay 39 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Khamiis 3.9 2020...

Ugu yaraan 300 oo arday Jaamacadeed ah oo ka qeybgalay xaflad oo u...

Ugu yaraan 300 oo arday ayaa u nuglaaday cudurka Korona Feyrus kadib markii ay ka qeybgaleen xaflad loo qabtay arday jaamacadda Helsinki, kulliyadda Caafimaadka...

Wararka Korona iyo maanta

Finland waxaa laga helay 19 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Arbaca 2.9 2020...

Gobolka Uusimaa oo muddo saddex toddobaad gudahood ah ay 4000 oo qof u nuglaatay...

Kaaliyaha dhakhtarka sare ee isbitaalka Jaamacadda HUS Eeva Ruotsalainen oo caawa marti ku ahayd barnaamijka fiidlaha ah ee A-Studio, ayaa sheegtay in haatan diiraddu...

Finland waxaa laga helay 56 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo xaaladda...

 Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta 56 qof oo cusub oo qaba feyruska korona laga helay Finland. Tirada guud...

Xaaladda faafista Feyruska korona ee magaalada Kainuu oo ka sii dareysa

Xaaladda faafista feyruska korona ee magaalada Kainuu ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxeysa, oo aanay wax calaamado ka soo reyn ah ka...

Shirkadda gaadiidka ee Helsinki (HSL) oo soo jeedisay in dadka wata gawaarida ilmaha lagu...

Shikadda gaadiidka ee Helsinki HSL ayaa soo jeedisay , in hadda wixii ka dambeeya ay dadka wata gawaarida ilmaha yaryar lagu riixo (Vaunut) ay...