Madaxweyne Cali Mahdi (Allaha u naxariistee) oo aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho
Waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo khamiistii ku geeriyooday magaalada...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (706 qof oo feyruska korona...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 12.03, saacadda 13.10)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
3 572 800 (+ 18 300)
Tirada laga helay feyruska
65 315 (+ 706)
Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 706 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 3 xaaladood...
Jimce 12.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 706 qof oo hor leh dalkaan Finland....
Dalalka Denmark, Norwey iyo Iceland ayaa joojiyay istcmaaalka tallaalka Astra-Zeneca, kaddib saamayn xun oo...
Khamiis 11.03.2021. Howlwadeennada caafimaadka ee dalka Denmark ayaa amar ku bixiyay in muddo laba toddobaad ah la joojiyo siinta tallaalka Astra-Zeneca, Sidaasna waxaa sheegay...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (720 qof oo feyruska korona...
Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 11.03, saacadda 13.50)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
3 554 500 (+ 20 600)
Tirada laga helay feyruska
64 609 (+ 720)
Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 720 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 xaaladood...
Finland waxaa laga helay maanta 720 xaaladood oo feyruska korona ah
Khamiis 11.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta...
Shirkadda Tareennada VR oo sheegtay in qaadashada afshareerka ee tareennada dhexdooda ah ay ka...
Arbaca 10.03.2021. Shirkadda tareennada dalkaan Finland VR ayaa maanta sheegtay, in laga bilaabo subaxnimada khamiista 11.3.2021 qaadashada afshareerka laga dhigi doono mid khasab ah,...
Finland waxaa laga helay maanta 779 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 3 xaaladood...
Arbaco 10.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 779 qof oo hor leh dalkaan Finland....
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (779) qof oo feyruska korona...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 10.03, saacadda 14.40)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
3 533 900 (+ 21 800)
Tirada laga helay feyruska
63 889 (+ 779)
Tirada daryeelka...
Finland waxaa laga helay maanta 588 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 2...
Finland waxaa laga helay maanta 588 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah
Talaada 09.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL...