Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (779) qof oo feyruska korona qaba iyo 3 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 1 295 )

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 10.03, saacadda 14.40)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 533 900 (+ 21 800)
Tirada laga helay feyruska 63 889 (+ 779)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     120(+5)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      93 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah    43 (+3)
Tirada dhimashada     779 (+3)
Feyruska nooca cusub 1 295 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 223 xaaladood ah, iyo 71 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 05.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 515 218 oo qof (10.03)

Xigasho: THL