Magaalada Helsinki oo shaaciysay goobaha lagu qaybinayo af-shareerka (Kasvomaskit) lacag la’aanta ah

Helsinki 21.8.2020- War maanta ka soo baxay magaalada Helsinki ayaa lagu shaaciyay liiska goobaha lagu qaybinayo af-shareerka lacag la’aanta ah ee loogu talaggalay dadka...

WARGELIN MUHIIM AH: Ma doonaysaa inaad hesho Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda)?

Waxaa la qabanayaa koorso Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda/baasaboorka nadaafadda) lagu qaadanayo/baranayo inta u dhexaysa 1.9.2020 - 30.9.2020 Imtixaanku wuxuu ku turjuman yahay soomaali oo inaad finnish...

Dowladda Finland oo bilaabeysa qorshe lagu adkeynayo ammaanka iyo bedqabka goobaha lagu cibaadeysto

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa khamiistii la soo dhaafay sameysay Guddi shaqo oo loo xilsaaray inay ka soo talo bixiyaan qataraha amni ee ay wajahayaan...

Magaalada Tampere oo u diyaargaroobaysa in ay af-shareer lacag la’aan ah u qaybiso dadka...

Tampere 14.8.2020- Dadka uu dhaqaalahoodu yaryahay ee reer Tampere waxay fursad u heli doonaan in ay mardhow helaan af-shareerka fidinta cudurada neefta iyo dhibicda...

2 Qof oo Korona Feyrus ugu geeriyooday Finland iyo Iskuulada oo isu diyaarinaya in...

Espoo 5.8.2020- Labo qof ayaa Korona Feyrus ugu geeriyootay dalka Finland, taasoo tirada guud ee cudurka ugu geeriyootay  ka dhigeysa 331 qof, sida ay...

Maxaad ka ogtahay farqiga u dhexeeya tirada carruurta sannadkan 2020 ku dhalatay Finland iyo...

Helsinki 26.7.2020-Isbarbardhig lagu sameeyay tirada carruurta ee sannadkii hore xilligan oo kale dhalatay iyo tan sannadkan dhalatay ayaa muujinaysaa in uu jiro farqi muuqda...

Wargelin ku saabsan bilashada bisha Dilxijjah, maalinta Carafa iyo Maalinta Ciidda

Helsinki 20-.7.2020- WARGELIN: War ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in maanta oo bisha Dulqicda ee...

Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed (Suomen somalialaisten liitto) oo doortay Gole Dhexe iyo Gole Fulineed

Helsinki 19.7.2020- Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxay 4.7.2020 doorteen Gole Dhexe oo ka kooban 25 xubnood, kuwaas oo xilli-xileedkoodu yahay 2020/2022. Golaha...

Sharciga dib u Midaynta Qoysaska ee dadka Magangelyodoonka oo isbeddel lagu sameynayo

Helsinki 18.7.2020- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Finland ayaa waxay diyaarinaysaa isbeddel lagu sameynayo sharciga Ajnabiga, kaas oo danta laga leeyahay ay tahay in meesha looga saaro...

Helsingin kaupunki järjesti Somalialaisille vanhemmille avoimen julkisen tilaisuuden, jossa käsiteltiin nuorten nykytilaa

Helsinki 12.7.2020- Helsingin kaupungin nuoriso-osasto järjesti perjantaina 10.7.2020 Somalian nuorille ja vanhemmille julkisen tapahtuman Puhos-torilla Itä-Helsingissä. Tapahtuman keskeiset teemat olivat miten vanhemmat voivat neuvoa ja...