Mudaaharaadyadii looga soo horjeeday madaxweynaha Belaruus ayaa wali socda, iyadoo madaxweyne Aljaksandr Lukašenka uu...

Caasimadda dalka Belarus ee Miniski waxaa isugu soo baxay tobannaan kun qof galabnimadii Axadda, kuwaasoo dhigaayay mudaaharaad ay uga soo horjeedaan madaxweynaha dalkaas Mr...

Giriiga oo dalbanaya in laga horatago waxa ay ugu yeereen damaca Turkiga.. Ordogan oo...

Madaxweynaha dalka Turkiga Tayeb Ordogan ayaa maanta sheegay in dalkiisu uu wadi doono difaaca xuquuqdooda ee Bariga badweynta dhexe ee Meditereeniyaanka, mana oggolaaneyno ayuu...

Barnaamijka Arrimaha Bulshada: Ka wacyigelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona

Toddobaadkan barnaamijkeena Arimaha Bulshada waxaanu ku soo qaadaneynaa ka wacyi-gelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona.  Barnaamijkan oo uu soo jeedinayo Abdirisak Sugulle...

Mudaaharaadyo iyo dagaallo ka dhacay Magaalada Malmo ee Sweden, kadib markii niman xagjir ah...

Booliska dalka Sweden ayaa sheegay in rabshado gacan kahadal isu beddelay ay maalinkii Jimcaha ka dhaceen magaalada Malmo ee koonfurta dalka Sweden, kaddib markii...

Mudaaharaadyada looga soo horjedo cunsuriyadda ee dalka Maraykanka ee ka socda qaar ka...

Waxaa wali socda mudaaharaadyada ka socda magaalada Kenosha gobolka Wisconsin ee dalka Maraykanka, iyadoo mudaaharaadyadaasi ay galeen maalinkii lixaad. Waxaana dadka mudahaaradka wada ay...

Furiinka lammaanaha is qaba ee magaalada Helsinki oo hoos u dhacay xilligii xagaaga ee...

Magaalada Helsinki waxaa xagaagaan la soo dhaafay maxkamadda laga dalbaday furiin ka yar intii sannadkii hore. Sida ay sheegeyso warbixin laga helay maxkamadda hoose ee...

Tirada dadka laga helay feyruska korona dalkan Finland oo hadda kor u dhaaftay 8000

Afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay waxaa laga helay feyruska korona 21 qof, sidaasna waxaa sheegtay hay’adda THL. Tirada guud ee dadka...

RAUHANPUOLUSTAJAT: POLIITTINEN KRIISI KOLHII TAAS SOMALIAN HAURASTA DEMOKRATIAA

Rauhanpuolustajat: Somalian parlamentti pakotti maan pääministerin Hassan Ali Khairen tekemään eropäätöksen elokuun puolivälissä epäluottamuslauseäänestyksen jälkeen. Monet pitävät syrjäyttämistä ennenkuulumattomana ja pelkäävät sen uhkaavan maan...

Magaalada Vantaa oo dadka hantida yar iyo kuwa tabarta darran ee magaalada deggan u...

Vantaa 22.8.2020- Magaalada Vantaa ayaa iyaduna dhankeeda ka billowday qaybinta af-shareer lacag la’aan ah oo loogu talaggalay dadka saboolka ee aan awoodin in ay...

Magaalada Espoo oo billowday qaybinta af-shareer lacag la’aan ah–Hoos ka aqri goobaha lagu qaybinayo...

Espoo 21.8.2020- War rasmi ah oo ka soo baxay maamulka magaalada Espoo laguna daabacay barta ay magaaladu Internetka ku leedahay ayaa lagu sheegay in...