Tareennada ka shaqeeya gudaha magaalooyinka oo Khamiista iyo Jimacha gabi ahaanba istaagi doona.

Khamiis 18.3 2021.  Tareennada ka shaqeeya gudaha magaalooyinka ayaa gabi ahaanba istaagi doona inta u dhexeysa 18-19.03.2021 oo ah Khamiista iyo Jimcaha, kaddib markii...

Mielipide: Juha Tuominen negatiivissävytteisellä maahanmuuttajataustaisten sormella osoittamista

Ihmettelen ääneen, että mikä on ollut tarkalleen tarkoituksena Juha Tuominen negatiivissävytteisellä maahanmuuttajataustaisten sormella osoittamista? Eikö hän ole kokonaisen sairaanhoitopiirin toiminnanjohtaja, jonka tehtävän kuvaan kuuluisi...

Madaxweyne Cali Mahdi (Allaha u naxariistee) oo aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho

Waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo khamiistii ku geeriyooday magaalada...

Shirkadda Tareennada VR oo sheegtay in qaadashada afshareerka ee tareennada dhexdooda ah ay ka...

Arbaca 10.03.2021. Shirkadda tareennada dalkaan Finland VR ayaa maanta sheegtay, in laga bilaabo subaxnimada khamiista 11.3.2021 qaadashada afshareerka laga dhigi doono mid khasab ah,...

Xadaymaha jira oo la sii adkaynaayo bilowga toddobaadkan

Dalka Finland waxaa uu toddobaadkaan geli doonaa xaalad aan caadi ahayn, dhibaatada feyruska korona ee jirta awgeed. Xaaladda  aan caadiga ahayn waxaa loola jeedaa...

Doorashooyinkii golaha degaannada ee dalkaan Finland ayaa dib loo dhigay xaaladda feyruska korona ee...

Sabti 06.03.2021. Waasaradda caddaaladda ee dalkaan Finland iyo xisbiyada ka jira dalka ayaa go’aan ku gaaray, in doorashadii golaha dagaannada ee dalkaan Finland dib...

Howlaha looga hortagaayo Korona oo la sii adkaynaayo- Dowladdu waxaa ay soo bandhigtay isticmaalka...

Jimce 05.03.2021. Dowladda ayaa manta go’aan ku gaartay in ay baarlamaanka u gudbiso qodobo dhinaca sharciga ah oo la doonayo in lagu dhaqmo xilliga...

Xarunta dukaamada Itäkeskus oo soo saartay amarka ah in la qaato afshareerka inta la...

Isniin 01.03.2021. Maamaulka suuqa weyn ee ganacsiga Itäkeskus ayaa soo saaray amarka ah in qof walba oo xarunta imaanaaya ay khasab ku tahay in...

Adeegyada dadka shaqa la’aanta ah ee shaqa-doonka ah ee uu qabto Xafiiska shaqada iyo...

Laga billaabo 1.3.2021 waxaa dalka oo dhan ka dhaqangeliya sharci Xafiiska shaqada iyo meherada ka wareejinaya adeegyadii uu u qaban jiray dadka shaqa la’aanta...

Japan oo dhibaatada isdilka ee korona uu keenay awgeed, magacawday wasiir cusub oo loogu...

Sabti 13.2.2021.  Dalka Japan ayaa tirada dadka isdila si aad ah kor ugu kacday markii ugu horreysay muddo haatan laga joogo 11 sano, waxaana...