Ogeysiis ku wajahan dadka u safraya dalalka Etiopia iyo Kenya

Dadka u safraya dalalka Etiopa iyo Kenya waxaa lagu wargelinayaa in hadda wixii ka dambeeya ay dalalkaas joojiyeen viisaha laga qaadan jiray gegida dayuuradaha...

Magac dembiyeed cusub oo sharciga Finland lagu soo daray- diidista baaritaanka Korona oo noqonaysa...

Sharcigan cusub oo dhaqangelaya laga billaabo 12.7.2021 ayaa shaqaynaya tan iyo inta laga gaarayo 15.10.2021. Soosaarista iyo go’aaminta sharcigan oo uu baarlamaanka Finland go’aamiyay ayaa...

Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow ee la geliyo dadka iyo shirkadaha qaanta lagu yeesho...

Dowladda Finland oo ku talojirta in ay gaabiso wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow ee la geliyo dadka iyo shirkadaha qaanta lagu yeesho. War ka soo...

First New Finns influencers’ workshop held in Finland- hosted by MP Hussein al-Taee (sd)

New Finn and Member of Finnish Parliament Hussein al-Taee (The Finnish Social Democratic Party) invited 67 New Finns members from different backgrounds to discus...

Uussuomalaisten vaikuttajien kesäleiri on järjestetty ensimmäistä kertaa Suomessa

Uussuomalainen, Vantaalainen ja kansanedustaja Hussein al-Taee (sd) kutsui koolle ensimmäisen uussuomalaisten vaikuttajien kesäleirin Espoon Luukkiin 4.7.2021. Leirin tarkoitus oli keskustella yhteisestä Suomesta ja mikä...

Xildhibaan Hussein al-Taee oo qabanqaabiyay seminaarkii ugu horreeyay ee ay ka soo qayb-galaan Finnishka...

Espoo - Seminaarkan oo diiradda lagu saaray doorka ay Finnishka Cusub ka qaadan karaan horumarinta iyo dib u habaynta siyaasadda  iyo dhaqaalaha Finland ee...

Suldaan Said Ahmed, first Somali-Finnish Politician to join Finnish Parliament

Helsinki 28.6.2021- Suldaan Said Ahmed will become the first Somali-Finnish to join the Finnish parliament, calling it an opportunity to work toward better Finland,...

DEGDEG: SULDAAN SAID AHMED OO NOQONAYA XILDHIBAANKII UGU HORREEYAY EE SOOMAALI AH OO GALA...

Helsinki 28.6.2021- Kaddib markii ay Silvia Midig oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ay shaaca ka qaadday in aanay siyaasadda gudaha Finland dib ugu soo...

Wiil Soomaali ah oo ka tirsan Booliska Helsinki oo SSMV u warramay

Abdi Egal oo la hadlayay SSMV (Shabakadda Codka Soomaalida Finland) ayaa sheegay, in boolisku yahay hay’ad ay Finnishku kalsooni ku qabaan, si kalsoonidaas ay...

Baaritaanka ninkii soomaaliga ahaa ee dadka ku dilay dalka Jarmalka ayaa wali socda

Axad 27.6.2021. Nin u dhashay dalka Soomaaliya ayaa Jimcihii magaalada ku taalla Koonfurta dalka Jarmalka ee Wurzburg waxaa uu toorrey ku dilay saddex qof...