Munaasabad lagu daah-furayay buugga DANJIRE ee uu qoray Danjire MAXAMED CALI NUUR (Americo) oo...

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay buugga Danjire ee uu qoray Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo) islamarkaasna lagu soo...

BISHAARO: Socdaalka Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo) oo maanta 19.9.2021 ku wajahan Turku, Finland,...

Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Turku iyo nawaaxigeedaba loogu bishaaraynayaa in Danjire Maxamed Cali Nuur uu maanta oo ah 19.9.2021 imaanayo magaalada,...

Yle oo bixinaya adeeg ay dadku ku baran karaan afafka finnishka iyo iswiidhishka

Yle Kielikoulu – Yle Språkskolan- Dugsiga luqadaha ee Yle waa adeeg lagu baran karo afafka finnishka iyo iswiidhishka iyadoo la daawanayo barnaamijyada Yle ee ku jira...

OGEYSIIS MUHIIM AH: WAXAA LAGUU HAGAYAA KOORASKA KAARKA NADAAFADDA (HYGIENIAPASSI) OO AF SOOMAALI LAGU...

OGEYSIIS MUHIIM AH: WAXAA LAGUU HAGAYAA KOORASKA KAARKA NADAAFADDA (HYGIENIAPASSI) OO AF SOOMAALI LAGU BARANAYO! Ma doonaysaa in aad hesho kaarka ama baasaboorka nadaafadda (Hygieniapassi)?...

BISHAARO- WAXAA SOOMAALIDA KU DHAQAN FINLAND LOOGU BISHAARAYNAA IN BUUGGA DANJIRE EE UU QORAY...

BISHAARO, BISHAARO, BISHAARO- WAXAA SOOMAALIDA KU DHAQAN FINLAND LOOGU BISHAARAYNAA IN BUUGGA DANJIRE EE UU QORAY DANJIRE MAXAMED CALI NUUR (AMB. MOHAMED ALI AMERICO)...

Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dr. Cumar Cali Rooble ayaa ka qaybgalay kulan...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cumar Cali Rooble oo booqasho shaqo ku joogay Finland ayaa ka...

Wefdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Soomalaiya Cumar Cali Rooble ayaa soo gaaray magaalada Helsinki ee dalka Finland, halkaas oo ay uga billaabatay booqasho...

Socus RY :n jokavuotinen Somali Cupiin osallistui tänä vuonna 14 jalkapallojoukkuetta

Abdulkadir Moalin (Qooje), Socus Ry:n puheenjohtaja kiitti Somali Cupin Finaali pelin puheessaan yleisöä ja kaikkia pelaajia. – ”Kiitokset kuuluvat yleisölle ja joukkueelle, jotka pääsivät finaaliin....

SOMALIAN PARLAMENTTIIN HALUTAAN TODELLISIA KANSAN EDUSTAJIA KLAANIEN EDUSTAJIEN SIJAAN

Somaliassa nuoret ovat taas liikkeellä ja äänessä. Mieltä on osoitettu rauhan, väkivallattomuuden ja rauhanomaisten ja reilujen vaalien puolesta. Tausta Somalian poliittinen tilanne on ollut lähellä sekasortoa...

BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA BULSHADA SOOMAALIYEED EE FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY CIID WANAAGSAN

BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA BULSHADA SOOMAALIYEED EE FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY CIID WANAAGSAN. KU CIIDA CAAFIMAAD, NABAD IYO BARWAAQO............