Shiikh Abdirizak Sugulle iyo farriinta iyo dardaaranka ku aaddan Bisha Soon ee caawa bilatay

Sawirka: bogga facebook ee Sugulle

Shiikh Abdirizak Sugulle oo ka mid ah culimada Muslimiinta ah ee Finland ku dhaqan ayaa halkan nagula wadaagayo soo dhoweynta bilashada bisha Soon iyo waxyaabaha diin ahaan ku xeeran bisha.

Qaybta koowaad ee farriinta shiikh Sugulle

 

Qaybta labaad ee farriinta Shiikh sugulle

SSMV