Dal kale oo ku soo biiraya dalalka ku bahoobay isticmaalka lacagta Yuurada (Euro)

Lacagta Yuurada ah oo ay haatan isticmaalaan 19 dal ayaa waxaa billowga sannadka 2023 ku soo biiraya dalka Koroweeshiya (Croatia). Tirada dalalka isticmaala lacagta Yuurada...

Festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS LOVES PEOPLE oo suuqa Puhos ee Bariga Helsinki ka...

Ururka MEH Ry iyo ururo kale oo ay shaqo wadaag yihiin ayaa sannadkan si hagar la’aan ah u qabanqaabiyay festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS...

Shirkadda HOIWA OY oo ay aasaastay Gabar asalkeedu Soomaali yahay oo ku guuleysatay abaalmarin...

Hoiwa Oy oo ah shirkad ay aasaastay qiyaastii labo sano iyo bar kahor Faduma Ali oo ah Gabar Soomaaliya ka soo jeedda ayaa muddo...

Madaxweynaha Finland Stubb iyo wefdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku tegay Turkiye– Ergayga...

Madaxweynaha Finland Alexander Stubb oo hoggaaminaya wefdi ballaaran oo ay ku jirto wasiiradda arrimaha dibadda Finland Marwo Elina Valtonen ayaa booqasho rasmi ah ku...

Shirkadda kafeega iyo cabitaanada kale ee Starbucks oo Talyaaniga ka billaabaysa iibinta kafee lagu...

Agaasimaha guud ee shirkadda Starbucks oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in kafateeriyadooda Talyaaniga ku yaal ay ka billaabayaan cabitaanka kafeega oo lagu...

Xukuumadda Finland oo qalqal siyaasadeed wajahaysa: Hindise-sharciyeedka daryeelka caafimaadka ee baarlamaanka horyaal oo xukuumadda...

Xukuumadda isbahaysiga ah ee Finland ayaa wajahaysa xasarad-siyaasadeed sababi karta sida ay khubarada siyaasaddu sheegayaan, in xukuumaddu dhacdo. Xasaradda siyaasadeed ee haatan ka dhex jirta...

Xukuumadda Finland oo isbeddello waaweyn ku samaynaysa islamarkaana adkaynaysa nidaamka dalka lagu soo galo,...

Kaddib markii ay Finland ka hanaqaadday xukuumad wadaag ah oo ay siyaasaddeedu dhanka midigta u janjeerto, ayaa waxaa soo baxay ififaalo muujinaysa in xukuumaddu...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo kulan labo geesood ah la qaatay Golaha Shuurada...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo ka tirsan Baarlamaanka Finland, ergeyga gaarka ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta iyo dhexdhexaadinta...

Shaqo-joojinta shaqaalaha dukaamada cuntada oo berri billaabanaysa- sidan ayeey nololmaalmeedka u saamaynaysaa

Ka gadaal markii lagu heshiin waayay wadahadalkii u dhexeeyay shaqo-bixiyayaasha iyo shaqaalaha ee uu garwadeenka ka ahaa dhexdhexaadiyaha qaranka ayaa waxaa berri oo Arbaca...

Darawallada basaska ee ka tirsan iskaashatada gaadiidka ee AKT oo shaqo-joojin billaabay- halkan ka...

Ka gadaal markii ay shirkadaha basaska iyo iskaashatada xirfadlayaasha gaadiidka ee AKT ay ku kala boodeen wadaxaajood muddo socday ayaa waxaa maanta oo ah...