Finland waxaa laga helay 618 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah iyo...

JImce 27.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 619 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Espoon islamilaiset yhdyskunnat torjuvat koronaa yhdessä kaupungin kanssa

Torostai 26.11.2020. Espoon kaupunginjohtaja Jukka Mäkelä ja Espoon islamilaisten yhdyskuntien edustajat keskustelivat torstaina videoyhteyden välityksellä nopeasti heikentyneestä koronatilanteesta pääkaupunkiseudulla. Muslimiyhteisö kertoi sitoutuvansa täysin kaupunkien ja...

Duqa magaalada Espoo ayaa maanta shir ku saabsan kahortagga korona la yeeshay ururrada Islaamka...

Khamiis 26.11.2020 Duqa magaalada Espoo Jukka Mäkelä ayaa maanta shir dhanka Internetka ah la qaatay imaamyada iyo maamullada masaajidda Magaalada Espoo. Shirkaas ayaa ujeedadiisu...

Finland waxaa laga helay 496 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah

Khamiis 26.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 496 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Duqa magaalada Helsinki oo maanta xarunta magaalada kula shiray qaar ka mid ah imaamyada...

Arbaca 25.11.2020 Duqa magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa maanta xarunta magaalada Helsinki shir kula yeeshy qaar ka mid ah imaamyada iyo wakiillada masaajidda Helsinki....

Finland waxaa laga helay 363 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 4...

Arbaca 25.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 363 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Duqa magaalada Helsinki oo sheegay in xadaymihii lagu soo rogay caasimada iyo hareeraheeda la...

Talaada 24.11.2020.  Duqa magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay ku sheegay arrimaha la xiriira xadeymaha cusub ee lagu soo...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 353 qof oo cusub oo qaba feyruska korona   Talaada 24.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 297 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 9 xaaladood oo dhimasho ah  Isniin 23.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 423 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo hal qof oo u dhintay feyruska awgiis  Axad 22.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo...