Finland waxaa laga helay 496 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah

Khamiis 26.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 496 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud ee dadka laga helay feyruska korona ee Finland ayaa noqoneysa 23 148 qof.

Iskudarka guud waxaa feyruska laga helay 62 magaalo. Meelaha ugu badan ee laga helaayo faafista feyruskana waa sidan soo socota : Helsinki: 141 qof, Espoo: 77 qof, Vantaaa:67 qof, Lahti: 50 qof, Oulu:22 qof, Joensoo: 14 qof, Lampäälä: 11 qof, Jyväskylä: 9 qof,Porvoo:9 qof, Turku: 6 qof, Parkano: 6 qof, Järvenpää: 6qof, Sipoo: 5 qof,

 Xanuunka feyruska korona awgiis waxaa isbitaalka ugu jira 134 qof sida ay sheegtay hay’adda THL, kuwaasoo 21 qof oo ka mid ah ay ku jiraan qaybta xaaladda aadka u daran. Jimcihii kaddib 16 qof ayaa ku soo biirey daryeelka isbitaalka. Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga tirada dhimashada ee feyruska korona awgiis tan iyo intii cudurkan safmarka ah ka bilowady Finland  ayaa ah 388 qof.

Xaaladda Korona ee adduunka oo dhan

 

 

Qaaradda Yurub Adduunkoo dhan
 

Tirada feyruska laga helay

17 135 737 60 527 439
 

Tirada u dhimatay feyruska

383 970 1 422 753

 

Haatana shaxda muujineysa dalalka ugu badan caalamka ee tirada laga helay feyruska korona ay kor u dhaaftay halka milyan ee afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay

NO Dalka Tirada guud ee Feyruska Tirada cusub ee feyruska Tirada cusub ee dhimashada Tirada guud ee dhimashada
1 Maraykanka 13.1  milyan   181 124    2 304 268 221
2 Hindiya 9,26   milyan     44 699       518 135 261
3 Baraaziil 6,16  milyan     45 449       620 170 799
4 Faransiiska 2,17  milyan     16 282       381   50 618
5 Ruushka 2,16   myan      23 675       507   37 538
6 Spain 1,62  milyan       8 506       369   44 037
7 Ingiriiska 1,55   milyan     18 213       696   56 533
8 Talyaaniga 1,48   milyan      25 853       722   52 028
9 Arjantiin 1,39   milyan        8 593       282   37 714
10 Kolombiya 1,27   milyan        8 497       183   35 860
10 Mexico 1,06   milyan      10 794      813 102 739
Xigasho : YLE, HS, Worldmeter