Dowladda Finland oo soo saaraysa Go’aanno dheeraad ah oo lagu fasaxayo safarka dibadda

Espoo 18.6.2020-Pekka Haavisto, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Finland ayaa sheegay in Xukuumaddu ay ka xaajoonayso Talaadada soo socota ee ku beegan 23.6.2020 sidii loo...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 17.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7117. Tiradii shalay waxaa ku korortay 5 kiis. Waxaa...

Dhaawac ka dhashay dhallinyaro ku dagaashay deegaanka Kivikko ee Helsinki

Helsinki 16.6.2020- Dagaal u dhexeeyay tiro dhallinyaro ah ayaa ka dhacay deegaanka Kivikko ee magaalada Helsinki. Dagaalkaas oo loo adeegsaday mindiyo ayaa waxaa ku...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 16.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7112. Tiradii shalay waxaa ku korortay 4 kiis. Waxaa...

Finland Joins UN in Somalia and International Partners in welcoming the proposal by...

Finnish Ambassador to Somalia Joined UNSOM and Somalia’s International partners in welcoming the proposal by President Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmajo’ on 14 June to convene a...

15.6.2020: Covid19 Update from Somalia

5.6.2020: Update on #COVID19 > New cases confirmed today: 39 > Benadir:14 > Puntland:12 > Somaliland:8 > Jubbaland:3 > South West:2 > Male:25 > Female:14...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 15.6.2020 -Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7108. Tiradii shalay waxaa ku korortay 4...

Wargelin muhiim ah oo ku saabsan safarka dibadda!

Helsinki 15.6.2020 Wargelintan waxaan ka soo qaadanay Hay'adda Caafimaadka iyo Nololwanaagga (THL) Laga billaabo maanta (15.6.2020) uma baahnid in aad adigu is-geliso karaantiil, haddii aad...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 14.6.2020 Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7104. Tiradii shalay waxaa ku korortay 17 kiis. Waxaa...

Sharciga Xaaladda Degdegga ah ee Finland ka jira oo la qaadayo kahor dhammaadka bishan...

Helsinki 14.6.2020 Xukuumadda Finland ayaa waxay maalinta berri ah oo ku beegan 15.6.2020 dhegeysan doontaa qiimeyn lagu sameeyay sii socoshada isticmaalka sharciga xaaladda degdegga...