Ruushka oo sheegay in ay tallaabo ku habboon qaadayaan haddii ay Finland ku biirto...

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov oo Arbacadii la soo dhaafay (18.1.2023) xarunta wasaaradda kula hadlay warfidiyeenno ka kala socday Ruushka iyo dibadda ayaa...

MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ee dowladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta iyo...

Xildhibaan Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee nabadaynta iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika u qaabilsan dowladda Finland oo safar shaqo haatan ku jooga magaalada...

OGEYSIIS: Aaska Allaha u naxariistee Hooyo Nimco Cali Maxamuud waa Khamiista 19.1.2023 saacadda 14.30

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan walaalaha muslimiinta ah ee ku dhaqan dalkaan Finland, inay ka soo qayb galaan, aaska Maama Nimo Ali Maxamed ALLAHA u...

WARBIXIN: MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...

Mogadishu:- Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo bartamihii sannadkii hore ee 2022 loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xukuumadda Finland nabaddaynta Geeska...

BOOLISKA: Hooyo ayaa looga shakisan yahay in ay iskudayday in ay hoteel ku dhex-disho...

Booliska Helsinki ayaa shaaca ka qaaday in hoteel ku yaal magaalada Helsinki uu ka dhacay fal iskuday dil ah. Hooyo ayaa looga shakisan ytahay...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...

Tan iyo wixii ka dambeysay markii MP Suldaan Said Ahmed loo magacaabay xilkan diblomaasiyadeed ee la xiriira arrimaha nabadaynta, dhexdhexaadinta iyo xasilinta Geeska Afrika...

Haweeney ku geeriyootay gudaha xarunta dukaamada ee Iso Omena xilli ay ilaalada suuqu gacanta...

Espoo- Fiidkii hore ee Sabtidii shalay ahayd (7.1.2023) ayeey ilaalada suuqa Iso Omena waxay xoog u qabteen islamarkaasna dhulka ku celiyeen haweeney sida la...

Wasiirka arrimaha qoysaska iyo adeegyada aasaasiga ah ee Finland Krista Kiuru:- Dadka Shiinaha ka...

Kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in cudurka safmarka ah ee Korona uu markale ka dillaacay dhul-weynaha Shiinaha ayeey dalal badan oo Midowga...

Booliska oo sheegay in Afar qofood oo meyd ah laga helay guri ku yaal...

Qaybta booliska ee gobolka Galbeedka Uusimaa (Länsi-Uusimaa) ee Finland ayaa shaaciyay, in shalay oo Isniin ah kuna beegan 19.12.2022 ay guri ku yaal deegaanka...

Allaha u naxariisto Imaam Anas Hajar oo maanta lagu aasay Qabuuraha magaalada Vantaa

Waxaa maanta oo Jimco ah 9.12.2022 lagu aasay qabuuraha  magaalada Vantaa Allaha u naxariisto Imaamkii masjidka Raabitada Sheekh Anas Hajar, halkaas oo ay ka...