Magaalada Helsinki oo dadka ajaanibta ah u furtay khad dhanka telefoonka ah oo ku...

Magaalada Helsinki ayaa horraantii bishan Feberaayo furtay khad dhanka telefoonka ah oo dadka ajaanibta ah lagu siinaayo talooyinka la xiriira feyruska korona. Waxaa macaamiishu...

Xaflad taagero iyo soo dhoweyn ah oo Murashax xildhibaan Abdiweli Qaasim Gaabow loogu qabtay...

Espoo - Finland - Waxaa Jimcihii bishan  Janaayo oo ahayd 1-da sannadka cudub ee 2021 lagu qabtay magaalada Espoo, xaflad taageero iyo soo dhoweyn...

Ogeysiis: Fadlan badbaadi dadkaada oo saxiix Codsi-wadareedkan

Kaddib markii ay muddo dheer soo noqnoqtay halista shilalka ee waddada isku xirta Suuqa Puhos iyo Dukaamada Itis ayaa waxaa lama huraan noqotay in...

Doorashooyinka golaha degaannnada Finland ee 2021

Sidii caadiga ahaydba waxaa soo dhow dorashooyinkii golaha degaannada Finland ee afartii sanaba mar la qaban jirey, kuwaasoo qabanqaabadooda iyo howlaha murashixiinta doorashooyinkaas ay...

Finland oo dalka dib ugu soo celisay lix cunug iyo labo hooyo oo ku...

Dowladda Finland ayaa waxay Axaddii ku beegnayd 20.12.2020 dib u soo celisay lix cunug iyo labo hooyo oo u dhashay dalka Finlnad. Dadkan oo...

Xukuumadda Finland ayaa baarlamanka u gudbisay hindise sharciyeed ku saabsan wax ka beddelka sharciga...

19.12.2020- Xukuumadda ayaa soojeedinaysaa hindise ah in wax laga beddelo sharciga ajnabiga iyo caawimaadda arrimaha sharciga gaar ahaan qaybta quseysa caawimaadda arrimaha sharciga iyo...

Sani Marin ayaa noqotay ra’iisulwasaarihii ugu horeysay ee haweeney ah ee ugu mudada dheereyd...

Ra’iisulwasaaraha dalkan Finland Sanna Marin ayaa khamiistii la soo dhaafay waxaa u buuxsantay 367 maalmood oo ay haysay jagada ra’iisulwasaaraha dalkaan Finland. Waxaana ay...

Pääministeri Sanna Marin itsenäisyyspäivävideolla

Helsinki 6.12.2020- Suomen pääministeri, Sanna Marin piti seuraavaa puhetta Suomen Itsenäisyyspäivää varten. - Itsenäisyyspäivää vietetään tänä vuonna poikkeuksessa olosuhteessa. Koronakriisi päättyy lopulta, vaikka matka sinne...

Farriinta Maalinta Xorinmada Finland ee Ra’iisal wasaaraha Finland, Sanna Marin

Helsinki 6.12.2020- Sanna Marin, Ra’iisal wasaaraha Finland oo barta Twitter:ka ee Xukuumadda Finland soo dhigtay farriinteeda ku aaddan Maalinta Xornimada Finland ayaa hadalka soo...

Maryan Abdulkarim oo ah aqoonyahan iyo suxufiyad u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada ayaa kamid noqotay...

Helsinki 5.12.2020 Maryan Abdulkarim oo ah aqoonyahan iyo suxufiyad u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada ayaa kamid noqotay 10 qofood oo billad qiimo badan la guddoonsiiyay. Magaalada...