Kusoo dhawoow kulanka Xildhibaan Suldaan Said Ahmed 10.3.2023 iyo Puhos- Bariga Helsinki

Kulankan Xildhibaanku uu ugu waramiyo bulshadiisa  ayuu kaga warami doona arrimaha baarlamaanka iyo sidoo kale siyaasadda arrimaha dibadda ee Finland, gaar ahaan siyaasada Geeska...

Wefdi ballaaran oo ka socda Soomaaliya uuna hoggaaminayo agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,...

Wefdigan oo ay qeyb ka yihiin wasaaradaha arrimaha gudaha ee dowlad Goboleedyada xubnaha ka aha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, xafiiska ra’iisal wasaraaha Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland Mudane Ahmed Hassan Towhid oo ka hadlay Mowqifka Guddoonka...

Fiidyowga hoose ka dhegeyso/daawo Mowqifka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ee ku aaddan doorashada baarlamaanka Finland ee soo socota oo uu akhrinayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Ahmed...

Dabbaaldegga soo-jireenka ah ee ardayda dhammaynaysa dugsiga sare (penkkarit) oo ka dhacaya maanta guud...

Maanta oo ku beeggan 9.2.2023 waxaa guud ahaan dalka Finland ka dhacaya dabbaaldegga ay ardayda Finland ee dhammanaysa dugsiga sare dhigaan marka ay waxbarashada...

Dood ku saabsan Xasaradaha dunida ka jira iyo sida xasaradahaas dhexdooda lagu yahay oo...

”MP Suldaan Said Ahmed ayaa shaqo fiican ka haya Geeska Afrika oo dhan- shaqada uu halkaas hayana aad ayaa gobolka looga soo dhoweeyay.”  Wasiirka...

Shaqaalaha dukaamada waaweyn ee Finland oo shaqo-joojin samaynaya laga billaabo berri oo Khamiis ah...

Kaddib markii heshiis laga gaari waayay muranka mushaar-kordhinta ah ee u dhexeeya iskaashatada shaqaalaha dukaamada ka shaqeeya iyo iskaashatada shaqo-bixiyayaasha dukaamada ayaa waxaa laga...

Nin dhallinyaro ah oo geeriyooday kaddib markii uu tareen jiiray- Booliska oo dalbanaya in...

Booliska ayaa sheegay, in nin dhallinyaro ah uu ku geeriyooday Reijola, Joensuu kaddib markii uu hoos-galay tareen. Ninkan geeriyooday ayeey boolisku da’diisa ku sheegeen qiyaastii...

Shabakadda xildhibaannada haweenka ah ee baarlamaanka Finland oo xarunta baarlaaanka Finland ku qaabilay Wasiirka...

Saddex kamid ah xubnaha shabakadda xildhibaannada haweenka ah ee baarlamaanka Finland iyo qaar ka tirsan hawlwadeennada baarlamaanka iyo wasaaradda arrimaha dibadda ayaa maanta ku...

Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida (SSV) oo kulan xogwareysi iyo soo dhoweyn ah la...

Kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen wakiillada ururada ku mideysan Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida oo lagu soo dhoweynayay islamarkaasna lagu xogwareysanayay wasiirka...

Wasaaradda arrimaha dibadda Finland oo war rasmi ah ka soo saartay safarkii MP Suldaan...

Warkan oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Finland,  laguna daabacay bogga internetka ee Wasaaradda lagu baahiyahay baraha bulshada ee wasaaradda ayaa lagu sheegay...