Koobka Sannadlaha ah ee Somali Cup oo Finland lagu qabtay iyo kooxda FC Itis...
Waxaa magaalada Helsinki, gaar ahaan deegaanka bariga magaalada lagu soo gunaanaday Koobka sannadlaha ah ee Somali Cup oo uu soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry...
Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Finland
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Md. Maxamed Barre Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo afar cisho ah uga bilaabatay dalkan Finland, iyadoo garoonka...
Cadadkii labaad ee warsidaha Helsinki oo la daabacay- warar iyo xogo muhiim ah
Waxaa soo baxay oo la daabacay cadadkii labaad ee warsidaha magaalada Helsinki.
Waxaad warsidaha magaalada Helsinki ka heleysaa macluumaadka hadda jira ee ku saabsan nolosha...
Ururka Faca weyn ee SOCUS RY oo daahfuray Somali Cup iyo madax kala duwan...
Ururka SOCUS RY oo Somali Cup qabanqaabinayay muddo ka badan 20 sano ayuu Guddoomiyaha Ururka Cabdulqaadir Macalin Cilmi (Qooje) ku dhawaaqay in Somali Cup...
Cayaarihii Somali Cup oo Helsinki lagu soo gebagebeeyay
Cayaaraha Somali Cup oo labadii toddobaad ee u dambeysay ka socday magaalada Helsinki ayaa galabnimadii Axadda 1.8.2021 lagu soo gebagebeeyay, iyadoo cayaartii kama dambeysta...
Socus RY :n jokavuotinen Somali Cupiin osallistui tänä vuonna 14 jalkapallojoukkuetta
Abdulkadir Moalin (Qooje), Socus Ry:n puheenjohtaja kiitti Somali Cupin Finaali pelin puheessaan yleisöä ja kaikkia pelaajia.
– ”Kiitokset kuuluvat yleisölle ja joukkueelle, jotka pääsivät finaaliin....
Mudane Suldaan Said Ahmed oo ah khabiir ka tirsan xarunta nabadda ee wasaaradda arrimaha...
Mudane Suldaan Said Ahmed oo horay u soo noqday Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Finland iyo ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland, haatanna...
WARBIXIN IYO SAWIRRO: Koobka Helbo Cup oo Helsinki lagu soo gebagebeeyay
Helsinki – Cayaaraha HELBO Cup oo ah koob loo qabto dhallinyarada ajaanibta ee deggan magaalada Helsinki ayaa ka furmay magaalada Helsinki, xilli sanadkan tartanka...