Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow ee la geliyo dadka iyo shirkadaha qaanta lagu yeesho...

Dowladda Finland oo ku talojirta in ay gaabiso wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow ee la geliyo dadka iyo shirkadaha qaanta lagu yeesho. War ka soo...

Doorashooyinkii ugu horreeyay ee Gobollada Finland oo soo idlaaday iyo Xisbiga Isbahaysiga Qaranka (Kokoomus)...

Waxaa shalay (23.1.2022) 21 deegaan doorasho gobolleed lagu soo gebagebeeyay doorashadii abid nooceeda oo kale oo dalka Finland ka dhacda. Doorashada Gobollada ayaa marka...

Valta vaihtui Somaliassa rauhanomaisesti- Ennakkoon pelätyltä poliittiselta ja yhteiskunnalliselta sekasorrolta vältyttiin

Somaliassa onnistuttiin vihdoin valitsemaan uusi presidentti ja parlamentti. Ennakkoon pelätyltä poliittiselta ja yhteiskunnalliselta sekasorrolta vältyttiin. Pitkään odotettu Somalian uuden presidentin valinta saatiin 15.5.2022 suoritettua. Somalidiaspora...

Allaha u naxariisto Imaam Anas Hajar oo maanta lagu aasay Qabuuraha magaalada Vantaa

Waxaa maanta oo Jimco ah 9.12.2022 lagu aasay qabuuraha  magaalada Vantaa Allaha u naxariisto Imaamkii masjidka Raabitada Sheekh Anas Hajar, halkaas oo ay ka...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo kulan soo dhoweyn, xogwareysi iyo casho-sharaf ah la yeelatay...

Xarunta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxaa ka dhacay kulan ay horseedka jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ka soo qaybgaleen Jaaliyadduna soo qabanqaabisan oo lala...

Ciyaaraha Somali Cup ee uu sannad kasta soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry oo Helsinki...

Maanta oo ku beegan 15.7.2023 ayaa waxaa magaalada Helsinki ka billowday ciyaaraha Somali Cup oo sanadkan xiiso gaar ah. Hoggaanka, aqoonyahannada, dhallinyarada, bahda isboortiga, siyaasiyiinta...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxay dhacdadii murugga lahayd ee ka dhacday dugsi...

Booliska ayaa maanta ka warbixiyay baaritaanka weli socda ee lagu hayo toogashadii shalay ka dhacday dugsiga hoose-dhexe ee Viertola, magaalada Vantaa, halkaas oo uu...