Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Finland oo caddeeyay aragtidooda ku aaddan ku biirista NATO

Madaxweynaha Finland Sauli Niinistö iyo Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa saakay si wadajir ah ugu dhawaaqay taageeradooda ku aaddan ku biirista ay Finland...

Madaxweynaha Ruushka, Putin oo ku hanjabay in jawaab degdeg ah ay siinayaan dalkii faraha...

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlayay madal loo qabanqaabiyay xildhibaannada deegaanka ee magaalada taariikhiga ah ee Saint Petersburg ayaa ku goodiyay, in ay...

Booliska oo sheegay in ay xireen haweeney 63 sano jir ah oo looga shakisanyahay...

War ka soo baxay booliska oo lagu daabacay bogga internetka ee booliska ayaa lagu sheegay, in booliska Helsinki ay baarayaan kiis dil ah oo...

Ruushka oo si ku meelgaar ah looga saaray xubinnimada Golaha xuquuqul Insaanka ee Qaramada...

Shirka Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si ku meelgaar ah Ruushka uga saaray xubinnimada Golaha Xuquuqul insaanka. Ka saaridda Ruushka golaha laga saaray ayaa...

Faadumo Cali (Fadumo Ali) oo loo aqoonsaday ganacsadaha sannadka ee magaalada Espoo, Finland

Espoo- Aqoonsashada iyo abaalmarinta ganacsadaha sannadka oo sannad kasta lagu qabto magaalada Espoo ee dalka Finland ayaa waxaa sannadkan ku guuleysatay Faadumo Cali oo...

War degdeg ah: Dagaalka Yukreyn oo weji kale yeeshay: Finland oo diyaarinaysa go’aan ay...

Helsinki- War-sidaha Iltalehti oo soo xiganayay ilo-wareedyo ku xeeran xafiiska wasiirka arrimaha dibadda Finland, Pekka Haavisto ayaa sheegtay in xukuumadda Finland ay diyaarinayso qorshe...

Shiikh Abdirizak Sugulle iyo farriinta iyo dardaaranka ku aaddan Bisha Soon ee caawa bilatay

Shiikh Abdirizak Sugulle oo ka mid ah culimada Muslimiinta ah ee Finland ku dhaqan ayaa halkan nagula wadaagayo soo dhoweynta bilashada bisha Soon iyo...

BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA SOOMAALIDA FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY “RAMADAAN WANAAGSAN!”

Bahda Warbaahinta Soomaalida Finland (SSMV) waxaa sharaf iyo nasiib u ah in ay idinla wadaagaan farxadda curashada Bisha Soon-qaad oo ah Sabti 2.4.2022. Allaha naga...

Kulanka Masaajidda Uusimaa ee Finland ee bisha Ramadaan oo maanta la qabtay iyo go’aanno...

Helsinki- Waxaa maanta oo ku beeggan 31.3.2022 kulan isugu yimid maamullada masaajidda ku yaal magaalooyinka Helsinki, Espoo iyo Vantaa intooda badan, waxayna kulankaas diiradda...

Xaalad aragagax leh oo ka dhacday Helsinki: Booliska oo guri ka helay meydka hooyo...

Booliska Helsinki ayaa sheegay in Jimcadii la soo dhaafay ee ku beegnayd 25.3.2022 ay ciidanka boolisku hawlgal ku tageen guri ku yaal xaafadda Latokartano...