Warbixin: Isticmaalka lacagaha been abuurka ah oo ku soo batay suuqyada Finland

Isticmaalka lacagta been abuurka ayaa ku soo badaneysa suuqyada dalka Finland, iyadoo 908 nuqul laga helay suuqyada dalka markii ugu horeysay sanadkan bilowgiisa oo...

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dunidu u qaybsantahay qolo nafaqo darro dillootay iyo qolo...

Helsinki 13.7.2020- QM ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in sannadkan sagaalkii qofood ee dunida ku nool uu hal qof gaajo la ildaranyahay. Abaaro,...

Bah-wadaagta lacagta Yuurada oo Guddoomiye cusub u doortay Paschal Donohoe, wasiirka maaliyada Ireland

Helsinki 9.7.2020- Dawlahada isticmaala Lacagta Yuuro  (EURO) ayaa waxay shirkooda maanta dhacay ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo wasiirka maaliyadda Ireland Paschal Donohoe. Xilkan...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 4.7.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7248. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...

Sannadka soo socda oo Canshuurta lagu kordhinayo dadka uu dakhligoodu yaryahay

Vantaa 27.6.2020- Warbaahinta Uutissuomalainen ayaa sheegaysa, in ay heshay warar sheegaya in canshuurta laga qaado dadka uu dakhligoodu yaryahay la kordhinayo. Kordhinta canshuurta ayaa sabab...

Maqaayadaha oo xayiraado kale laga qaadayo

Helsinki 19.6.2020- Xukuumadda Finland ayaa 17.6.2020 sheegtay in maqaayaduhu ay furnaan doonaa laga billaabo Isniinta ku beeggan 22.6.2020 illaa iyo 2:da saqda dhexe, laakiin...