Maalinta qoraalka far Soomaali ee 21:ka Febraayo oo lagu xusay magaalada Helsinki, Finland

Barbaarso, macallimad iyo qoraa Nimco Nor, Wakiilka AGA (Akadeemiye Goboleedka ,Af Soomaaliga) Aqoonyahan Liibaan Shiikhdoon, guddoomiyaha ururka Suomi-Somali serua ry Yasin Sheikh Omar oo...

Warbixin ku saabsan shaqooyinka Booliska Finland iyo sida loogu biiri karo ciidanka Booliska

Ma doonaysaa in aad wax ka ogaato sida uu booliska Finland u shaqeeyo? Ma xiisaynaysaa in aad ku biirto ciidamada Booliska Finland? Ma jeclaan...

Fursad aad diinta ku baran karto adigoo gurigaaga jooga

Fursad aad diinta ku baran karto adigoo gurigaaga jooga Xarunta HIRAAL EDUCATION AND TRAINING ayaa kuu diyaarisay fursad qaali ah oo gurigaaga kuu soo gashay,...

WARBIXIN: Suldaan Said Ahmed oo ka qaybgalay hadal taariikhi ahna ka jeediyay Shirweynaha Qaran...

Muqdisho- Somalia- Suldaan Said Ahmed oo horay u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Finland iyo ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland...

WAR DEG DEGA AH: MURASHAXNIMADA DOORASHADA BAARLAMAANKA FINLAND -2023 EE XILDHIBAAN MP SULDAAN SAID...

Waxaa maanta oo ku beggan 24:ka Oktoobar ee sannadka 2022 (24.10.2022) si rasmi ah loogu dhawaaqay murashaxnimada MP Suldaan Said Ahmed ee Golaha Sharci-dejinta...

Shirkadda HOIWA OY oo ay aasaastay Gabar asalkeedu Soomaali yahay oo ku guuleysatay abaalmarin...

Hoiwa Oy oo ah shirkad ay aasaastay qiyaastii labo sano iyo bar kahor Faduma Ali oo ah Gabar Soomaaliya ka soo jeedda ayaa muddo...

Dabbaaldegga soo-jireenka ah ee ardayda dhammaynaysa dugsiga sare (penkkarit) oo ka dhacaya maanta guud...

Maanta oo ku beeggan 9.2.2023 waxaa guud ahaan dalka Finland ka dhacaya dabbaaldegga ay ardayda Finland ee dhammanaysa dugsiga sare dhigaan marka ay waxbarashada...

Buugaag casri ah oo laga baranayo afka-soomaaliga oo Jaamcadda Helsinki lagu soo bandhigay iyo...

Madashan oo la qabtay 27.4.2023 ayaa waxaa gundhig u ahaa madbacadda Ileys iyo buugaagta casriga ah ee afka Soomaaliga laga baran karo ee ay...

Ururka FinnSom oo kaashanaya safaaradda Finland ee Soomaaliya oo muqdisho ku qabtay madasha 3aad...

Helsinki-Mogadishu-Waxaa markii saddexaad Soomaaliya lagu qabtay madasha Sannadlaha ah ee FinnSom oo ah madal kulmisa Soomaalida Finland ee qaybta ka ah hawlaha kala duwan...

Yle oo bixinaya adeeg ay dadku ku baran karaan afafka finnishka iyo iswiidhishka

Yle Kielikoulu – Yle Språkskolan- Dugsiga luqadaha ee Yle waa adeeg lagu baran karo afafka finnishka iyo iswiidhishka iyadoo la daawanayo barnaamijyada Yle ee ku jira...