WARGELIN MUHIIM AH: Ma doonaysaa inaad hesho Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda)?

Wargelinta imtixaanka kaarka nadaafadda ee Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Waxaa la qabanayaa koorso Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda/baasaboorka nadaafadda) lagu qaadanayo/baranayo inta u dhexaysa 1.9.2020 – 30.9.2020

Imtixaanku wuxuu ku turjuman yahay soomaali oo inaad finnish taqaan daruuri maaha!

Macluumaad dheraad ah haddii aad doonaysid la xiriir +358 50 569 5078:

Isha warka iyo xuquuqda sawirka: Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Suomen Somalialaisten liitto