Baarlamaanka Finland oo maanta (3.3.2023) yeeshay fadhigii ugu dambeeyay ee muddo xileedkiisa 2019-2023 iyo...

Arrinta xiisaha leh ee mudan in la xuso ayaa ah, in Baarlamaankan xilligiisu dhammaadka yahay uu ka mid ahaa MP Suldaan Said Ahmed oo...

Dabbaaldegga soo-jireenka ah ee ardayda dhammaynaysa dugsiga sare (penkkarit) oo ka dhacaya maanta guud...

Maanta oo ku beeggan 9.2.2023 waxaa guud ahaan dalka Finland ka dhacaya dabbaaldegga ay ardayda Finland ee dhammanaysa dugsiga sare dhigaan marka ay waxbarashada...

Shabakadda xildhibaannada haweenka ah ee baarlamaanka Finland oo xarunta baarlaaanka Finland ku qaabilay Wasiirka...

Saddex kamid ah xubnaha shabakadda xildhibaannada haweenka ah ee baarlamaanka Finland iyo qaar ka tirsan hawlwadeennada baarlamaanka iyo wasaaradda arrimaha dibadda ayaa maanta ku...

Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida (SSV) oo kulan xogwareysi iyo soo dhoweyn ah la...

Kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen wakiillada ururada ku mideysan Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida oo lagu soo dhoweynayay islamarkaasna lagu xogwareysanayay wasiirka...

WARBIXIN: MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...

Mogadishu:- Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo bartamihii sannadkii hore ee 2022 loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xukuumadda Finland nabaddaynta Geeska...

Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Finland oo uga mahdceliyey Xildhibaan MP Suldaan...

Helsinki – Qaar ka mid ah culimaa’udiinka dalka Finland oo maanta ku kulmay xarunta Baarlanaanka dalka Finland ayaa ka warbixiyay dadaalladii uu Xildhibaan Suldaan...

Ururka KANAVA Ry iyo Ururka UMIS Förening oo si wadajir ah u fuliyay mashruuca...

Waxaa xarunta KANAVA Ry ee magaalada Helsinki lagu soo gunaanaday mashruuc ay iska kaashadeen fulintiisa Ururada kala ah Kanava Ry iyo UMIS Förening, kaas...

Qormada tifaftiraha: Qarixii Soobe ka dhacay 29.10.2022 ee khawaarijtu geysatay waa haraati-biqlaha dameeraha ee...

Dib u milicsiga wixii la soo maray: Muuqaalka dal ahaan Soomaaliya laga qabi jiray marka lagu eego indhaha dalalka isku tilmaana dunida horumartay waa...

Shirweynaha sannadlaha ee Qurbajoogta Soomaaliyeed (GSD) oo sannadkan ka dhacay magaalada Espoo, Finland –...

Shirweynaha sannadlaha ah ee Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa waxaa sannadkan nasiib u yeeshay martigelintiisa Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Finland wuxuuna ka dhacay magaalada Espoo, Finland 21.10.2022...

Shirkadda HOIWA OY oo ay aasaastay Gabar asalkeedu Soomaali yahay oo ku guuleysatay abaalmarin...

Hoiwa Oy oo ah shirkad ay aasaastay qiyaastii labo sano iyo bar kahor Faduma Ali oo ah Gabar Soomaaliya ka soo jeedda ayaa muddo...