Booska ay Finland uga jirto Liiska dalalka dagaalka kula jiro Korona oo soo hagaagay

Helsinki 13.6.2020 Bogga internetka ee uu gacanta ku hayo Gole Feker oo Mareyanka laga leeyahay oo lagu magacaabo New England Complex Systems Institute ayaa...

Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland 8.6.2020, 18.36 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud...

Xisbiga Dhexe (Keskusta) ee Finland oo soo xushay qofka beddelaya Katri Kulmuni

Helsinki 8.6.2020 Finland waxay Talaadaa ku beeggan 9.6.2020 yeelanaysaa wasiir maaliyadeed cusub, kadib markii uu xisbiga Dhexe go’aansaday in uu xilkaas u soo xusho...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland

(Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi) 7.6.2020, 17.56 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud ee kiisaska fayruska...