Qof heysta dhalashada Finland oo looga shakisan yahay in uu xiriir la leeyahay ururka...
Wakaaladda wararka ee dalka Turkiga Anadolu ayaa iyadoo soo xiganeysa wararka dhanka ammaanka ah waxaa ay sheegtay, in qof heysta dhalashada dalkan Finland oo...
Booliska oo todoobaadka bilaabanaya ilaalin xoog leh ku sameyn doona baaskiillada
Sharciga cusub ee gaadiidka waddooyinka ee soo baxay xagaagii la soo dhaafay ayaa wuxuu baaskiillada khasab kaga dhigayaa in gadaasha dambe ee baaskiilka uu...
Sucuudiga oo dib u bilaabay gudashada cumrada, kaddib dhowr bilood oo korona awgiis ay...
Kooxdii ugu horreysay ee cumrada ku gudanaysa gudaha masjidka xaramka ay maanta bilaabay gudashada acmaasha cumrada, kaddib muddo 7 bilood ah oo hawlahaas ay...
Barnaamij la magac baxay “OmaStadi” oo lagu qabtay Xarunta Midnimada Soomaaliyeed Ee magaalada...
Xarunta Midnimada Soomaaliyeed ee magaalada Helsinki ayaa lagu qabtay Barnaamij la magac baxay ”OmaStadi” oo ah barnaamij aragtiyada hormarineed ee dadweynaha loo bedelayo mashaariic...
Dowladda oo go’aan ka gaartay lafaguristii ku saabsaneyd arrimaha canshuuraha
Dowladda ay hoggaamineyso ra’iisul wasaare Sanna Marin ayaa go’aan ka gaartay lafaguristii ku saabsaneyd arrimaha canshuurta. Waxaan halkaan ku soo koobnay go’aannada ugu muhiimsan...
Annual Somali Book & Culture Fair held in Espoo town
Somali Book and Culture Fair, which is annual event held in Finland, has this week been showcased 11 books authored by Abdiaziz Xildhibaan, a...
Dawladda oo soo saartay go’aan lagu dabcinaayo xayiraadihii saarnaa safarka dibadda lagaga imaanaayo
Dowladda ayaa dabcisay xadayntii hore loogu soo rogay dadka safarka dibadda uga imaanaay Finland. Wasiirka arrimaha gudaha Maria Ohisalo, wasiirka shaqada Mika Lintilä iyo...
Furitaanka xadka Finland iyo Sweden oo maanta noqday warka ugu muhiimsan ee warbaahinta Isweden.
Go’aankii dowladda Finland ee lagu dabcinaayay xayiraaddii safarka ayaa wuxuu noqday warka ugu muhiimsan ama ugu horreeya ee maanta laga sii daayay qeybaha kala...
Carwada Bandhigga Buugaagta ee Sanadlaha ah oo magaalada Espoo lagu soo gebagebeeyay
Espoo - Carwada bandhigga buugaagta ee sanad walba lagu qabto oo sanadkaan lagu soo bandhigay in ka badan 20 buugaag oo ay qoreen qorayaal...
Xerada qaxootiga ugu weyn ee jasiiaradda Lesbos ee dalka Giriiga oo dab aad u...
Xerada qaxootiga ugu weyn ee jasiiradda Lesbos ee dalka giriiga ayaa lagu soo warramayaa in dadkii degganaa laga daadgureeyay, kaddib markii dab xoog leh...