Annual Somali Book & Culture Fair held in Espoo town

Somali Book and Culture Fair, which is annual event held in Finland, has this week been showcased 11 books authored by Abdiaziz Xildhibaan, a...

Carwada Bandhigga Buugaagta ee Sanadlaha ah oo magaalada Espoo lagu soo gebagebeeyay

Espoo - Carwada bandhigga buugaagta ee sanad walba lagu qabto oo sanadkaan lagu soo bandhigay in ka badan 20 buugaag oo ay qoreen qorayaal...

Integrating Through Art: Music Event in Espoo city showcases talents of Immigrant Artists

Espoo – A cultural music event held in Espoo on this weekend showcased the talents of the immigrant artists through Music highlighting how arts...

Qoraa Soomaaliyeed oo Carwada sanadlaha ee Buugaagta Finland ku soo bandhigi doono 11 buug...

Espoo – Qoraa Cabdicasiis Cali Ibraahim “Xildhibaan” oo ah qoraa Soomaaliyeed oo qoray ilaa 39 buug oo 19 buug oo ka mid ah loogu...

Ugu yaraan 300 oo arday Jaamacadeed ah oo ka qeybgalay xaflad oo u...

Ugu yaraan 300 oo arday ayaa u nuglaaday cudurka Korona Feyrus kadib markii ay ka qeybgaleen xaflad loo qabtay arday jaamacadda Helsinki, kulliyadda Caafimaadka...

Tirada dadka laga helay feyruska korona dalkan Finland oo hadda kor u dhaaftay 8000

Afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay waxaa laga helay feyruska korona 21 qof, sidaasna waxaa sheegtay hay’adda THL. Tirada guud ee dadka...

WARGELIN MUHIIM AH: Ma doonaysaa inaad hesho Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda)?

Waxaa la qabanayaa koorso Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda/baasaboorka nadaafadda) lagu qaadanayo/baranayo inta u dhexaysa 1.9.2020 - 30.9.2020 Imtixaanku wuxuu ku turjuman yahay soomaali oo inaad finnish...

Waalidiin Finnish ah oo caruurtooda heyb-sooc luuqadeed lagula sameeyay Iskuul ku yaala Bariga Iswiidhan...

Maxkamadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub oo la geeyay dacwad ku saabsan qaabka dowladda Iswiidhan ula dhaqantay arday dhigata Iskuul ku yaala magaalada Västerås oo...