Mid kamid ah jidadka bartamaha Helsinki oo laga mamnuucayo in la dhigto baabuurta ay...

Laga billaabo 1.11.2025, waxaa mamnuuc ah in la dhigto ama la dhexmarsiiyo dhabbaha Lönnrotinkatu ee dhaca bartamaha Helsinki gaadiidka ay ku xiranyihiin shaagagga xilliga...

WAR FARXAD LEH: Maamulka tikidhada HSL ee gaadiidka dadweynaha caasimadda iyo magaalooyinka ku hareeraysan...

Iyadoo lagu sharfayo dabbaaldegga todobaadka dhaqdhaqaaqa iyo socodka Yurub oo sannad kasta la xuso 16.9.-22.9., ayeey maamulka tikidhada HSL ee soonaha caasimadda iyo magaalooyinka...

Weerar internetka ah oo lagu qaaday garoonnada Yurub- Waa sidee xaaladda Garoonka Helsinki-Vantaa?

Waxaa maanta weerar dhinaca internetka oo khalkhal geliyay habsami-socodka adeegyada garoonnada diyaaraha ee Yurub qaarkood lagu qaaday garoonnada diyaaradaha ee ugu mashaquulka badan qaaradda. War...

Can Somalia’s upcoming and disputed elections save the country from plunging into further crisis?...

President Hassan Sheikh Mohamud’s proposal to adopt one-man-one-vote elections in Somalia confuses politicians on the waiting list for Somalia’s leadership. This article weights what went...

Wasiirka waxbarashada Finland:- Looma baahna in dugsiyada laga mamnuuco Burkhada iyo Niqaabka

Anders Adlercreutz, wasiirka wasaaradda waxbarashada oo ka tirsan xisbiga Iswiidhishka Finland ayaa warbaahinta u sheegay in aanay wax faa’iido ah ku jirin dejinta sharciga...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Finland oo gudaha baarlamaanka isku dilay

Eemeli Peltonen oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Finland ee xisbiga SDP ayaa maanta isku dhex dilay gudaha Baarlamaanka Finland, xilli uu weli Baarlamaanku ku...

Cilmbaaris: Imisa tallaabo ayuu qofku u baahanyahay in uu qaado maalinti si uu caafimaadkiisa...

Cilmibaaris muddo socotay oo natiijada ka soo baxday lagu dabaacay Joornaalka Lancet Public Health ayaa qeexaysa faa’iidada uu socodku u leeyahay qofka iyo tirada...

Booliska Finland oo waddooyinka u soo baxay billaabashada sannad-dugsiyeedka deyrta darteed

Waxaa la arkayay boolis fara badan oo lug iyo gaadiidba ku socda oo kormeeraya ammaanka waddooyinka ka ag-dhow dugsiyada, gaar ahaan kuwa hoose-dhexe oo...

Mahad Sheekh Musse: dhacdooyinka gaangiska ee dhalinyarada soo-galootiga ah: Caqabadaha iyo Xalka

ARAGTI: Burcadnimada dhalinyarada dalka ku soo badatay, waxay inta badan muujinaysaa doorkooda waxbarasho iyo caqabadaha la qabsiga deegaan cusub. Dhalinyarada waxaa laga yaabaa inay qaataan...

WAR FARXAD LEH: Lacagta lagu goosto baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga ee Finland oo la...

War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Finland ayaa lagu sheegay in la dhimay qiimaha baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga. Warkan ayaa sheegaya,...