Xuska 20 sano-guurada ururka R3 oo lagu qabtay magaalada Vantaa iyo duqa magaalada...

Ururka R3 Maahanmuuttajannuorten Tuki ry ayaa xuska 20 sano guurada ka soo wareegtay aasaaska ururka  oo lagu lamaaniyay xuska 50 sano guuradii magaalada Vantaa...

Waxaa billaabatay codbixinta hore ee doorashada Madaxweynaha Finland 2024- Muqdisho iyo Hargeysa oo lagu...

Waxaa si habsami ah leh u billaabatay shalay (17.1.2024) codbixinta hore ee doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Finland ee 2024 oo lixdii sanaba mar la qabto. Waxaa...

Xukuumadda Finland oo markale xirtay xuduudda dhulka ee Finland u ruushka u dhexeysa iyo...

Ka gadaal markii ay Golaha xukuumadda Finland yeesheen kulan 11.1.2024, ayeey soo saareen go’aan rasmi ah oo ay xuduudda dhulka ee Finland iyo Ruushku...

Xaaladda boosteejada tagaasida ee bartamaha Helsinki (Asema-aukio) oo weli qasan iyo duqa maagaalada Helsinki...

Duqa magaalada Helsinki Juhana Vartiainen oo ka duulaya xaaladda cakiran ee fowdada u muuqata ee ka taagan maxaddada tagaasida kaabiga ku heysa boosteejada tareennada...

Wargeyska Ganuun | cadadka 1aad

Ganuun-lehti (maitosäiliön kansi) kuuluu Suomen somalimediaverkosto ry:n vapaaehtoistoimin tuottamaan media-alustoihin, jolla on sosiaalimedian ja tämän painoslehden lisäksi verkkomedia, jossa julkaistaan ajankohtaisia uutisia ja juttuja...

Xaflad lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha xiriirka kubadda kolayga Soomaaliyeed Dr. Cabdullaahi Nuur Maxamed laguna...

Xaflad aad loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen martisharaf ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee Finland ku dhaqan ayaa...

Al-Ihsan Umra Group oo sannadkan idiin diyaarisay adeeg hufan iyo hawl fudud oo lagu...

Waxaa dalka Finland ka ambabaxday 22.12.2023 jameeco Cumrada soo gudanaysa oo ay hoggaaminayaan Culimada magaca ku leh Muslimiinta Finland oo kala ah Sh Cabdulqaadir...

Putinin Venäjä myöntää auliisti viisumeja nuorille afrikkalaisille

Venäjä kiusaa Ukrainaa tukevia Euroopan maita ehdoin tahdoin keinoja kaihtamatta. Uusin kiusaamisen muoto on viisumien myöntäminen afrikkalaisille nuorille käytännössä ilman ehtoja. Työttömät, epätoivoiset ja ymmärrettävästi...

Xukuumadda Finland oo markale si ku meelgaar ah u xirtay xuduudda Bari ee ay...

War rasmi ah oo ka soo baxay xukuumadda Finland 14.12.2023 ayaa lagu shaaciyay go'aan ay xukuumaddu ku gaartay in markale xuduudda bari ee Ruushka...

Lacagta lagu ganaaxo dadka tikid la’aan ku safra gaadiidka hoos yimaada HSL oo la...

Wasaaradda gaadiidka iyo isgaarsiinta Finland ayaa sheegtay in laga billaabo 1.1.2024 ay lacagta lagu ganaaxo dadka lagu qabto iyagoo tikid la’aan ku safraya gaadiidkooda...