Cadadkii labaad ee warsidaha Helsinki oo la daabacay- warar iyo xogo muhiim ah
Waxaa soo baxay oo la daabacay cadadkii labaad ee warsidaha magaalada Helsinki.
Waxaad warsidaha magaalada Helsinki ka heleysaa macluumaadka hadda jira ee ku saabsan nolosha...
Shirkadda HOIWA OY oo ay aasaastay Gabar asalkeedu Soomaali yahay oo ku guuleysatay abaalmarin...
Hoiwa Oy oo ah shirkad ay aasaastay qiyaastii labo sano iyo bar kahor Faduma Ali oo ah Gabar Soomaaliya ka soo jeedda ayaa muddo...
Ma deggantahay deegaan ka tirsan gobolka Uusimaa? Fadlan dooro oo codkaada sii mudane Faysal...
Murashax Mudane Faysal Abdi ayaa muddo ka mid ahaa Golaha deegaanka ee magaalada Vantaa wuxuuna aqoon duruqsan u leeyahay ka sokow siyaasadda arrimaha dhaqaalaha.
Mudane...
Agabkii ugu horreeyay oo afka Soomaaliga loogu baranayo hab dijitaal ah oo Jaamcadda Helsinki...
Madal aad loo soo agaasimay oo ka dhacday Kuliyadda waxbarashada mcallimiinta ee jaamacadda Helsinki ayaa lagu soo bandhigay agab qaab dijitaal ah loogu baranayo...
Qormada tifaftiraha: Qarixii Soobe ka dhacay 29.10.2022 ee khawaarijtu geysatay waa haraati-biqlaha dameeraha ee...
Dib u milicsiga wixii la soo maray: Muuqaalka dal ahaan Soomaaliya laga qabi jiray marka lagu eego indhaha dalalka isku tilmaana dunida horumartay waa...
Tirada dadka laga helay feyruska korona dalkan Finland oo hadda kor u dhaaftay 8000
Afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay waxaa laga helay feyruska korona 21 qof, sidaasna waxaa sheegtay hay’adda THL. Tirada guud ee dadka...
Cabsida laga qabo in qarax Nukliyeer uu Yurub ka dhaco oo korortay- Wasaaradda sooshalka...
Wasaaradda sooshalka iyo caafimaadka oo cusboonaysiisay tilmaanbixinteeda ku aaddan isticmaalka daawada aayodhiin ee la isticmaalo marka ay jirto khatarta kaaha ama shucaaca (säteilyvaara).
Ku boorinta...
Tiedote: Vasemmistoliiton kansanedustaja Suldaan Said Ahmed asettuu ehdolle eduskuntavaaleissa
Kansanedustaja Suldaan Said Ahmed asettuu ehdolle eduskuntavaaleissa
TIEDOTE 24.10.2022- Helsingin Vasemmistoliitto on vahvistanut Suldaan Said Ahmedin ehdokkuuden vuoden 2023 eduskuntavaaleissa. Said Ahmed hakee jatkokautta noustuaan...
Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Finland oo lagu daahfuray magaalada Helsinki
Waxaa 25.11.2024 magaalada Helsinki lagu daahfuray ururkii ugu horeeyay oo ay leeyihiin ardayda Soomaaliyeed ee Finland ku nool.
Ururkan ayaa waxaa aasaasay arday Soomaaliyeed oo...
Waalidiin Finnish ah oo caruurtooda heyb-sooc luuqadeed lagula sameeyay Iskuul ku yaala Bariga Iswiidhan...
Maxkamadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub oo la geeyay dacwad ku saabsan qaabka dowladda Iswiidhan ula dhaqantay arday dhigata Iskuul ku yaala magaalada Västerås oo...












