Home Search

abdirisak sugulle - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Duqa magaalada Espoo Jukka Mäkelä oo afur wadareed u sameeyay 19.3.2024 Ururada Muslimiinta

Espoo – Duqa magaalada Espoo Jukka Mäkelä ayaa afur wadareed u sameeyay ururada Muslimiinta ee ka jira magaalada Espoo. Afur wadareedka oo ahaa kii ugu...

Booliska oo sheegay inuu u diyaargaroobayo sidii looga hortagi lahaa dagaal kooxeed dhallinyarada dhexdooda...

Axad 4.12.2023.  Booliska  Galbeedka Uusimaa ayaa shaaca ka qaaday inuu helay warbixinno tilmaamaya, inuu jiro iska horimaad qorshaysan oo laga yaabo in uu dhallinyarada...

Doorashooyinka golaha degaannnada Finland ee 2021

Sidii caadiga ahaydba waxaa soo dhow dorashooyinkii golaha degaannada Finland ee afartii sanaba mar la qaban jirey, kuwaasoo qabanqaabadooda iyo howlaha murashixiinta doorashooyinkaas ay...

Kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda oo soo saaray xadaymo cusub

Jimce 27.11.2020.  Xadaymaha cusub ee ay soo saareen kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda ayaa waxaa ay khuseeyaan magaalooyinka Helsinki, Espoo, Vantaa...

Duqa magaalada Helsinki oo maanta xarunta magaalada kula shiray qaar ka mid ah imaamyada...

Arbaca 25.11.2020 Duqa magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa maanta xarunta magaalada Helsinki shir kula yeeshy qaar ka mid ah imaamyada iyo wakiillada masaajidda Helsinki....

Barnaamijka Arrimaha Bulshada: Ka wacyigelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona

Toddobaadkan barnaamijkeena Arimaha Bulshada waxaanu ku soo qaadaneynaa ka wacyi-gelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona.  Barnaamijkan oo uu soo jeedinayo Abdirisak Sugulle...

Tirada dadka laga helay feyruska korona dalkan Finland oo hadda kor u dhaaftay 8000

Afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay waxaa laga helay feyruska korona 21 qof, sidaasna waxaa sheegtay hay’adda THL. Tirada guud ee dadka...

Warbixintan kaga bogo sida uu u kala saameeyay Cudurka Korona Feyruska Waddamada Caalamka

Tirada dhimashada feyruska korona ee Mareykanka oo sii kordheysa Sida ay sheegeen xarumaha kahortagga iyo la dagaallanka cudurrada faafa ee dalka Mareykanka, tirada dhimashada feyruska...

Hay’adda THL oo soo saartay nidaam kaartada Yurub oo lagu kala saaraayo xaaladda feyruska...

Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga ee dalkan Finland THL ayaa soo saartay nidaamka samaafaraha ama nalalka gaadiidka haga oo kale ah, kaasoo lagu muujinaayo xaaladda...