Talooyinkii la xiriiray in aan isbitaallada la booqan Fayruska Korona dartiis oo laga laabanayo

Helsinki 18.6.2020- Krista Kiuru, Wasiirka Qoyska iyo Adeegyada Aasaasiga ah ayaa sheegtay in la burinayo ama meesha laga saarayo talooyinkii ay xukuumaddu horay u soo...

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) oo gebi ahaanba joojinaysa tijaabada daawada duumada  

Helsinki 18.6.2020-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa ku dhowaaqday in ay gebi ahaanba joojisay tijaabadii ay ku samaynaysay daawada hydroksiklorokiin ee cudurka duumadu oo laga baarayay...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 17.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7117. Tiradii shalay waxaa ku korortay 5 kiis. Waxaa...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 16.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7112. Tiradii shalay waxaa ku korortay 4 kiis. Waxaa...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 15.6.2020 -Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7108. Tiradii shalay waxaa ku korortay 4...