Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 16.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7112. Tiradii shalay waxaa ku korortay 4 kiis.

Waxaa isbitaalka lagu dabiibayaa 20 (1 kiis ayaa tiradii shalay ku kordhay) qofood halka qaybta gargaarka degegga ah ay ku jirto 2 qofood (1 kiis ayaa tiradii shalay ku kordhay).

Illaa iyo hadda waxaa la diiwaangeliyay 326 qofood (waxba kuma kordhin tiradii shalay) oo fayruska Korona u geeriyootay.

Xigasho: YLE/THL