Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Khamiis 21.1, saacadda 15.30)

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 690 300 (+ 22 800)
Tirada laga helay feyruska 41 565 (+ 399)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda          66 (+3)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         56 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah          26 (-1)
Tirada dhimashada        638 (+6)
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 78 000
Feyruska nooca cusub 86, nooca ingiriiska oo 80 xaaladood ah, iyo 6 ah nooca laga helay K/afrika

Xugasho: THL