Xaaladda Korona ee Finland

( waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Isniin 4.1, saacadda 13.20)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 495 200 (+ 28 700)
Tirada laga helay feyruska 36 919 (+ 812)
Tirada daryeelka isbitaalka      210 (+7)
Qaybta gargaarka degdegga ah        31 (+4)
Tirada dhimashada      565 (+4)
Tirada dadka la tallaalay   3 604

Xigasho: THL