Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Isniin 01.02, saacadda 13.30)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 827 600 (+ 38 200)
Tirada laga helay feyruska 45 482 (+ 1080)

·       Sabti 30.1 waxaa laga helay 469 qof

·       Axad 31.1 waxaa laga helay 367 qof

·       Isniin 01.02 waxaa laga helay 244 qof

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        85 (+13)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         33 (-1)
Qaybta gargaarka degdegga ah         17 (-3)
Tirada dhimashada        677 (+6)
Feyruska nooca cusub 115 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 104 xaaladood ah, iyo 11 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 144 520 qof

Xigasho: THL