Xaaladda Korona ee Finland (12 xaaladood oo dhimasho cusub ah)

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Talaada 19.1, saacadda 16.00)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 658 800 (+ 17 200)
Tirada laga helay feyruska 40 722 (+ 217)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda          62 (-11)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         55 (+7)
Qaybta gargaarka degdegga ah          24 (-3)
Tirada dhimashada        633 (+12)
Tirada dadka la tallaalay   33 033
Feyruska nooca cusub 86, nooca ingiriiska oo 80 xaaladood ah, iyo 6 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka ka caafimaaday feyruska Qiyaastii 56 000 oo qof