Xaaladda Korona ee Finland

waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Isniin 25.1, saacadda 16.30)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 726 400 (+ 26000)
Tirada laga helay feyruska 42 772 (+ 857)

Sabti 23.1 oo laga helay 419 qof

Axad 24.1 oo laga helay 246 qof

Isniin 25.1 oo laga helay 192 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         60 (-1)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         50 (-1)
Qaybta gargaarka degdegga ah          21 (-3)
Tirada dhimashada        655 (+11)
Feyruska nooca cusub 94 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 88 xaaladood ah, iyo 6 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 106 098 00 qof

Xigasho: THL